Xoogga Dalka: Taliye iyo Ku-xigeenkiisa Oo Ku Dhintay Qarax Sheeko:Dalka Taliyihii ciidanka xoogga dalka qeybta 12-ka April Gen. Cumar Aadan Dhabad (Cumar Dheere) iyo ku-xigeenkiisa Cabdi Cali Jamaame ayaa goordhow lagu dilay qarax miino. Qarax ayaa lala beegsaday kolonyo ay… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeisa: Shirweynaha Dhaqdhaqaaqa Haweenka Somaliland, Akhriso Ujeedka Iyo Hiigsiga Shirweynaha dhaqdhaqaaqa haweenka Somaliland ayaa arbacadii waxaa uu ka furmay magaalada Hargeisa, shirkan ayey haweenka ku soo bandhigeen doonistooda la xiriirta xuquuq badan oo ay tabanayaan oo ay ugu horeyso…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Melbourne Oo Sanadkii Saddexaad Ciyaaro Saaxiibtinimo Iyo Is Dhaxgal Bulsho U Imaanaysa Soomaaliya Waxaana Arinta Bogaadiyay Bahda Ciyaaraha Kooxda Melbourne ee jaaliyada dalka Australia ayaa caasimada Muqdisho soo gaartay sanadkii labaad oo xariir ah,iyagoo sidoo kale safaro kale kusoo maray magaalooyinka Nairobi iyo Kismaayo tan iyo dhamaadka bishii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Awdheegle: Mareykanka Oo Ka Hadlay Duqeyeyta Al-shabaab Taaliska ciidamada Militariga Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in duqeyn ay ka geysteen Soomaaliya gaar ahaan Shabeellada hoose ay ku dileen rag ka tirsan Al-shabaab. Howlgalka oo ay si wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Soomaali Laga Soo Celiyey Yemen Oo Cabasho Ka Ah UNHCR Qaar ka mid ah dadkii Soomaaliyeed ee laga keenay dalka Yemen ayaa cabasho ka muujiyey Hay’adda UNHCR, kadib markii ay sheegeen iney ballamo uga baxday. Dadkan oo soo booqday Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kulamo Looga Arrinsanayo Dhismaha Dhismaha Goleyaasha Deegaanka Oo Ka Socda Jowhar Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabelle ayaa waxay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ka waddaa kulamo looga arrinsanayo sidii loo soo dhisi lahaa goleyaasha deegaanka. Degmooyinka gobolka Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Walwal Siyaasadeed Oo Ka Jira Magaalada Baydhabo (Dhageyso) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ka jira qalqal dhanka siyaasadda ah, iyadoo bilihii ugu dambeeyey magaaladaasi ay ka taagneyd xaalad kacsanaan oo dhanka siyaasadda ah. 19-ka bishan ayaa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo Lagu Eedeeyey Iney Xiisad Ka Abuureyso Baardheere Maamulka gobolka Gedo ayaa ka hadlay xiisad ka jirta degmada Baardheere ee gobolka Gedo, iyadoo maamulka degmadaasi is qabqabsi uu ka dhaxeeyo. Cismaan Nuur oo ah guddoomiye ku xigeenka Gedo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: DFS Iyo Hirshabelle Oo Loogu Baaqay Furista Waddooyinka Gala Buulo-burde, Hiiraan Xildhibaan Maxamed Colaad Cabdi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa ka hadlay xaaladda degmada Buul-burde ee gobolka Hiiraan, kadib booqasho uu ku tagey degmadaasi. Wuxuu tilmaamay…