Xoghayaha Rugta Ganacsiga “Waxbo Nagama Gelin Mooshin, Doorkeennu Waa Ganacsi” (Dhageyso) Sheeko:Dalka Shaafi Raabi Kaahin, xoghayaha rugta ganacsiga Soomaaliyeed ahna Guddoomiyaha rugata ganacsiga ee Jubalnd ayaa isaga oo la hadlay Goobjoog News waxa uuu Sheegay in aysan waxaba ka quseyn ka hadlidda… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaarada Beeraha, Dowlada Talyaaniga iyo FAO oo kala saxiixday heshiis lagu hormarinayo Beeraha Waxaa maanta heshiis ku wada saxiixday magaalada Muqdisho Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Mudane Siciid Xuseen Ciid, Safiirka Dowlada Talyaaniga Danjire Carlo Campanile, Wakiilka Soomaaliya ee Hey’adda Horumarinta Talyaaniga Guglielmo Giordano…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Baydhabo Oo Si Weyn Loogu Soo Dhawayeeyay Kooxda Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Melbourne Kooxda jaaliyada Soomaaliyeed ee Melbourne ayaa gaartay Magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed waxaana si heer sare uga soo dhaweeyay bahda ciyaaraha,shacabka iyo madaxda waxayna halkaas joogidoonaan maamlo,iyagoo halkaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Mursal Oo War Cusub Ka Yiri Mooshinka Madaxweyne Farmaajo Guddomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa markii uu ka guuray gurigii uu ka deganaa Villa Somalia wuxuu soo saarey qoraal kooban. Qoraalkan ayuu kaga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mursal Oo Degay Degmada Wadajir, Muqdisho Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah Maxamed Mursal ayaa degay Hoteel Shabeel ee degmada Wadajir, waa Hoteel ku yaalla agargaarka Aiportiga Muqdisho. Guddoomiye Mursal ayaa horay u deganaa Villa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibedda: Kulanka Madaxda Geeska Afrika Waa Dhacayaa, Laakin Maanta Ma Aha Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay inuu jiro qorshaha safarta ay Muqdisho ku imaanayaan ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Eritrea Isias Afawarki si loo sii wado arrimaha iskaashiga…
4 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Axmed Tahliil Oo Loo Magacaay Xilka Tababare Ee Kooxda L.L.P Jeenyo Kooxda kubbadda cagta L.L.P Jeenyo oo ka mid ah naadiyada ugu weyn dalka ayaa waxaa xilkeeda macalimino loo magacaabay Axmed Tahliil Cali oo horay u ahaa kabtanka naadiga sanadihii lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa” (Video) Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwii mooshinka ka gudbiyey madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in cid walbo oo aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ambassador C/salaan Xaaji “Madaxweynaha Ha Dejiyo Xaaladda Siyaasadeed” (Muuqaal) Ambassador C/salaan Xaaji ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ee ay keeneen xildhibaanno ka mid ah golah shacabka. Waxa uu sheegay in marka hore loo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Kalluumeysiga Oo Bixiyey Shatiyo, Akhriso Dalka La Siiyey Iyo Qaabka Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Cabdillahi Bidhan Warsame ayaa bixiyey shatiyo kalluumeysiga Soomaaliya. Shatiyada oo la siiyey iskaashatada COFA ee dalka Shiinaha waa ilaa 31 (Shati), waxaa ay noqonayaan kuwii…