Abiy Axmed Iyo Isias Afawarki Oo Maanta Laga Filayo Muqdisho Sheeko:Dalka Hoggaamiyeyaasha dalalka Ethiopia iyo Eritrea ayaa la filayaa in maanta ay soo gaaran magaalada Muqdisho xilli madaxweyne Farmaajo mooshin looga keenay heshiisyada uu la galay Abiy Axmed iyo Isias Afawarki. ilo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka AQalka Sare Oo Sharciga Hey’adda Naafada Kala Hadlay Golaha Naafada Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah, oo bishan 6-deedii ay ka hor timid wasiirka xuquuqul insaanka Deeqo Yaasiin, kana hor akhrisay sharciga hey’adda naafada ayaa kulan gaar ah arrintaas…