Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Sheeko:Amniga Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xiray waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, iyadoo aanay jirin gaadiid shacab oo waddooyinkaasi isticmaalaya. Ammaanka magaalada ayaa ah mid aad loo adkeeyey, maadaama uu maanta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Theresa May Oo Mar Kale Heshay Kalsoonida Xisbigeeda Ra’iul wasaaraha UK Theresa May ayaa ka guuleysatay koox ka tirsan xisbigeeda Conservative-ka oo mooshin ka keenay. May waxaa ay heshay 200 cod, halka 117 ay u codeeyeen in kalsoonida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ujeedka Booqashada Madaxweynaha Eritrea Isias Afawarki Ee Muqdisho Safar aan horay aan loo shaacin ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho ku imaanaya madaxweynaha Eritrea Isias Afawarki. Ujeedka waxaa lagu sheegay inuu madaxweynaha Farmaajo kala hadlayo xiriirka labada dal iyo…