Saaka Iyo Baydhabo: Xildhibaan La Dilay, Dibad-baxyo Socda iyo Ciidamo….. Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa saaka magaalada Baydhabo lagu dilay xildhibaan Cabdishakuur Buulle, oo ahaa guddoomiyaha guddiga amniga ee baarlamaanka koonfur galbeed ee Soomaaliya. Amni ahaan, waxaa Baydhabo lagu daadiyey ciidamo booliis ah oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Weriyaha Goobjoog Ee Burco Oo La Xiray Ciidamada booliska Somaliland ayaa waxaa ay xalay xabsiga u taxaabeen weriyihii Goobjoog Media Group ee magaalada Burco Xasan Xandulle. Xasan ayaa maalin ka hor intii aan la xidhin waxaa uu…