Dhageyso: Gaas Oo Shaaciyey Musharraxnimadiisa
Sheeko:Dalka
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa markiisa Labaad isku soo taagay qabashada xilka madaxtinimo ee maamulkaasi.
Munaasabad uu maanta ku qabsaday Gaas, magaalada Garoowe ayuu ku sheegay in xilkan uu diyaar u yahay inuu qabto Shanta Sano ee soo aaddan.
Wuxuu tilmaamay in wax badan uu qaban doono, islamarkaana uu dhammeystiri doono shaqooyin badan oo qabyo u ah.
Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in haddii uu meesha ka baxo ay istaagi doonaan shaqooyin badan oo uu sheegay in hadda ay socdaan.
Halkaan hoose ka dhageyso:
Goobjoog News