Dhageyso: DF Oo Lagu Dhaliilay In Ay Xoogeyso Doorashada Baydhabo Sheeko:Amniga Siyaasi Cismaan Sheekh Muxumed(Qoox) oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay doorashada madaxtinimada oo lagu wado in maalinka berri ay ka qabsoonto magaalada Baydhabo ee caasimad goboleedka gobolka Baay.… 1 daqiiqo