U bood dhigaalka

Xildhibaannadii Mooshinka: Waxaan u Tanaasulnay Helidda Xasilooni Siyaasadeed

Diseembar 21, 2018

Xildhibaannada la baxay kutladda Badbaado Qaran ee Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka ah, ayna  ku jiraan  xildhibaanno matalaya Nabadda, Himilo, Ilays, UPD iyo kuwa kale, ahaana kuwii mooshinka ka keenay madaxweyne Farmaajo ayaa war murtiyeed maanta soo saaray, iyaga oo sheegay inay ka tanaasuleen Mooshinkii ay 9-kii bishan ka gudbiyeen Madaxweynaha.

Qoraalka Halkan Ka Akhri: