Khilaafkii u Dhaxeeyey Guddiga Maaliyadda Ee Golaha Shacabka Oo La Dhammeeyey Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho kula kulmay guddiga maaliyadda, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka. Kulanka oo… 1 daqiiqo