Shaqsi Al-shabaab Ka Tirsanaa 10 Sano Oo Isku Dhiibay Jubbaland Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay Cali Xasan Cabdallah oo muddo 10 sano ah ay sheegeen inuu ka mid ahaa dagaalyahannada Al-shabaab. Cali Xasan Cabdallahi waxa ayAl-shabaab u yaqaaneen Cali Muhaajir, waxaana… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NISA Oo Sheegtay Iney Qabatay Xubin Ka Tirsan Daacish Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen shaqsi ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Xog Ku Saabsan Macalin Maanta Lagu dilay Muqdisho Macalin ka tirsanaa macalimiinta wax ka dhiga jaamacadaha Muqdisho ayaa saakay lagu toogtay agagaarka Haanta-dheer ee dagmada Dayniile. Maxamed Axmed Oongooye oo ah macalinka la toogtay waxaana la dilay kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qodobo Xasaasi Ah Oo Looga Hadlay Shirka Golaha Amniga Jubbaland (Dhageyso) Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa lagu soo gabagabeeyey shirka golaha amniga ee maamulkaasi, kaasi oo arrimo dhowr ah looga hadlay. Madaxweynaha Jubbaland ayaa shir guddoominayey kulankaan, waxaana ka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga C/qaadir Abuukar Shaacir Oo La Toogtay Taariikhdu Markay ahayd 30/11/2017, Maxkamada Dar’1aad Ciidamada Qalabka Sida waxay markii saddexaad u fariisatay Dacwad Ciqaabeedkii loo haystay C/qaadir Abuukar Shaacir Max’ed 41 jir ah ina Shoobto Shaacir ku dhashay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Odowaa “Madaxweyne Mooshinka Haddii Lagaala Laabtay Ma Ahan Inaad Saxan Tahay” Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Labadii sano ee uu talada hayey ku mashquulsanaa arrimo badan. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dagaal Beeleed Ka Dhacay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyey maleeshiyaad qaab beeleed u abaabulan ayaa habeenkii xalay ahaa wuxuu ka dhacay deegaanka Gololey oo hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe, waxaana ka dhashay khasaare kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Halkee Ayeey Ku Dambeeyaan Xubnihii Al-shabaab Looga Qabtay Dagaallada Puntland? Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland, C/xakiin Claahi Camey ayaa ka hadlay halka ay ku dambeeyaan xubno ka mid ah Al-shabaab oo ciidamada maamulkaasi ku qabteen deegaanno ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Macallin dhanka Caaraha ah oo dalka UK uga soo laabtay si uu u tababaro dhallinyaradda kuciyaara wadooyinka halista ee magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Xasan (Mandeela)-waxa uu 30 sano ku noolaa dalka Egland,isagoo bare ka ahaa iskuulka lagu barto kubbadda cagta iyo sidoo kale jir dhiska Muqdisho ayuu iminka kusoo laabtay si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Geerida Amiir Dhalaal Kadib, Akhriso Dimoqoraadiyeynta uu La rabay Boqortooyada Sacuudiga Waxaa ku geeriyooday da’da 87 da Amiir Dhalaal Bin Cabdi Casis Aala-Sacuud, waa wiilkii 18aad ee aasaasaha Sacuudiga Boqor Cabdi Casis Aala-Sacuud. 1931-dii ayuu ku dhashay Dhaa’if, 1952 waxaa loo…