U bood dhigaalka

Akhriso: Guddoomiye Mursal Oo Dib u Habeyn Ku Sameeyey Guddiga Maaliyadda Ee Golaha Shacabka

Diseembar 26, 2018

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu dib u habeyn ku sameeyey guddiga maaliyadda ee golahaasi.

Qoraalka ayaa u qornaa sidan hoose: