16 Bil Kadib Dhiibistiisa: Qalbi-dhagax Iyo Wasiirrada Guuleed Iyo Xoosh Sheeko:Dalka Weriyaha Goobjoog News ee ka qeyb-galaya madasha Heritage ee Djibouti ayaa soo diray sawirka Cabdikarim Qalbi-dhagax oo dhexda ka fadhiya ra’isul wasaaraha ku-xigeenka dowladda federaalka ah Mahdi Guuleed iyo wasiirka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baydhabo: 2 Murashax Oo Maanta Khudbeyneysa, Roobow Waa La Reebay Sida ku qoran jadwalka doorashada koonfur galbeed ee Soomaaliya waxaa lagu wadaa maanta in ay khudbado jeediyaan ilaa 2 murashax. Murashaxiinta khudbadaha ku qoran ayaa kala ah: Cabdi Casis Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Reer Muqdisho Oo Lugeynaya Iyo Ciidamada Oo… Waxaa saaka xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo dadka ku soo tooseen ciidamo meel walbo daadsan. Waddooyinka xiran waa kuwii hal-bowlaha u ahaa ganacsiga iyo isu socodka magaalada, dadweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Banaadir Oo Dambi Ku Weysay Wasiir Ku-xigeenkii Arrimaha Dibadda Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa shalay dhageysatay dacwada loo heysto Muqtaar Mahad Daa’uud, wasiir ku-xigeenkii arrimaha dibadda Soomaaliya kaasi oo dhowaan lagu soo eedeeyay inuu ku kacay arrimo la xiriira ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Mursal iyo Ku-xigeennadiisa Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Ay Ku Jiraan Wada-shaqeyntooda iyo Mooshinka Farmaajo Kadib khilaaf soo jiitamayey tan iyo 8-deeddii bishan waxaa maanta Muqdisho kulan gaar ah ku yeeshay guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah Maxamed Mursal iyo ku-xigeennadiisa 1aad iyo 2aad.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirkii Howlaha Guud Oo Isku Casilay Sababo Ay Ku Jiraan Faraggelinta Dowladda Ee Koonfur Galbeed Wasiirka howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyenta xukuumadda federaalka ah Xildhibaan Cabdifitaax Ibraahim Geesey ayaa maanta is-casilay isaga oo u sababeeyey faragelinta ay dowladda federaalka ah ku heyso maamulka uu ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muqdisho Waxaa Kusoo Wajahan Kooxda Som United Oo Ka Ciyaarta Horyaalka Heerka Afaraad Ee Dalka Sweden Kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa caasimada Muqdisho kusoo wajahan waxaana kooxdan la aas aasay sanadii 2011, iyadoo ku guulaystay koobab…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xabsiga Godka Jilacow Oo Loo Badalay Akaademiyad Tababar Wasaaradda amniga gudaha ayaa albaabada isugu dhufatay xabsiga godka Jilacoow, waxaana loo baddalay akaademiyadda Jilacoow si tababarro ku saabsan xuquuqul insaanka loogu siiyo shaqaalaha hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed: Roobow Uma Tartamayo Doorashada 19-ka Bishan Guddiga doorashada koonfur galbeed oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in Mukhtaar Roobow aanu u tartameyn doorashada madaxtinnimada koonfur galbeed ee 19-ka Bishan ka dhici-doonta magaalada Baydhabo. Guddiga ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xuseen Aba Nuur Abti Oo Goobjoog Ugu Waramay Tariikhdiisa Isboortiga Iyo Halka Uu Kasoo Bilaaway Xuseen Aba Nuur Abti waxa ka mid ahaa ciyaartooydii ugu wanaagsaneyd kubbadda cagta iyo Kolayga waagii barisamaadka,isagoo kasoo baxay degmada Shangaani Gobolka Banaadir inakstoo uu iminka uu ku nool yahay…