Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Cusub Ee Puntland Sheeko:Dalka Waxaa galabta Garoowe, Puntland lagu shaaciyey magacyada xildhibaannada la soo xulay ee Puntland, waa 66 xildhibaan kuwaas oo 8da Janaayo dooran-doona madaxweynaha Haddaba halkan ka akhriso: 1 daqiiqo
9 daqiiqo Sheeko:Dalka 2018: Isbedello Waa Weyn Iyo Xasarado Siyaasadeed Ee Hareeyey Dowladnimada Soomaaliya! Sanadkan dhammaadka ah ee 2018-ka, waxaa dadweyanaha Soomaaliyeed ku dul hogtay qalalaase siyaasadeed oo u dhaxeeya hoggaanka dowladda dhexe, dowladda federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah, qalalaasahaas waxaa uu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasarado galay Todobaadkii 2aad Oo Ka Socda Suudaan, Akhriso Xaaladda Ardeyda Soomaaliyeed Wadanka Suudaanka asbuucii labaad waxaa ka socda qalalaaso iyo dibad-baxyo ku fiday gobaladda wadanka kaas oo ka dhashay maciishada iyo shidaalka oo sare ku kacay, muwadiniinta wadanka iyo gawaarida ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Magacaabis Sameeyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxaa uu sameeyay magacaabis iyo dad uu xil ka qaaday. Maxamed Cabdi Gurxan ayaa loo magacaabay agaasimaha wasaaradda maaliyadda, agaasimaha wasaaradda cadaaladda isna…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wafdiga kooxda Som United ayaa soo gaba gabeeyay safarkooda Booqashada Is-dhaxgal bulshada ay ku joogaan caasimada Muqdisho Wafdiga Ciyaartooyda iyo macalimiinta kooxda kubbadda cagta Som United ayaa ka ama baxday caasimada Muqdisho,iyagoo ku laabtay Magaalada Stockhom ee dalka Sweden waxayna caasimada u yimaadeyn ciyaaro saaxiibtinimo iyo is…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgal Ka Socda Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay maanta howlgal ballaaran ka wadaan guud ahaan degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Wariyaheena Muuse Cabaas ayaa soo sheegaya in ciidamada ay baarayaan guryaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Laga Bixiyey Dilkii Guddoomiye Ku Xigeenka Matabaan Maamulka gobolka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey dil shalay loo geystay guddoomiye ku xigeenkii maamulka degmada Matabaan ee gobolkaasi. Gudoomiye ku xigeenka amniga gobalka Hiiraan C/raxiin Taakooy…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda oo Ansixisay Hindise Sharciyeedka Maamulka Dakhliga Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo axaddii yeeshay kulankoodii ugu dambeeyay sannadka 2018, ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka maamulka dakhliga oo ay golaha usoo gudbisay wasaaradda maaliyadda dalka. Kulanka golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deg-deg: Labo Xildhibaan Oo Muqdisho Ku Geeriyooday Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday labo xildhibaan oo mid ka tirsan yahay golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah halka mid kale uu ka tirsanaa dowlad goboleedka koonfur galbeed. Xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Ah Ee 2019 Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow cod wada ogol ah ku ansixiyay miisaaniyadda dowladda 2019. 174 Xildhibaan ayaa ogolaaday, ma jiro Xildhibaan ka aamusay ama diiday ansixinta…