Faah Faahin: Weerar Ay Ku Dhinteen Askar Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Sheeko:Amniga Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar Bam oo xalay lagu qaaday goob ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan maamulka Puntland, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gaari Ay La Socdeen Dad Shacab Ah Oo Lagu Rasaaseeyey Galgaduud Maleeshiyo hubeysan ayaa jidka u galay gaari ay la socdeen dad shacab ah, kaasi oo ka yimid sida la sheegay deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud. Waxa ay maleeshiyadan gaariga u…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Sidee Xaaladda Deegaanka Kaxandhaale Oo Dagaallo Ay Ka Dhaceen? Wararka saakay oo sabti ah ka imaanaya deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud iyo deegaanno kale oo ku dhow deegaankaasi ayaa waxay sheegayaan in xaaladdu ay tahay mid deggan. Lama soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Bajaajta Oo Xilliga Habeenkii Ah Laga Mamnuucay Magaalada Baydhabo Taliska ciidanka Booliiska magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa magaaladaasi ka mamnuucay in xilliyada habeenkii ah ay shaqeeyaan mootooyinka loo yaqaan Bajaajta. Gaashaanle Sare Ibraahim Dubadow, taliyaha saldhigga magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Toogatay Maxamed Aadan Cali Boorow Maxakamadda darajada Koobaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay Maxamed Aadan Cali Booroow oo horay Baydhabo qof ugu dilay Guddoomiyaha maxkamaddan, Gaashaanle sare Xasan Cali Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Isbeddel lagu sameeyay talisyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa isbeddal ku sameeyay Saraakiisha Talisyada qeybaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobollada Dalka Soomaaliya. General Daahir Aadan Cilmi, ayaa S/guuto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xog Uruurin: Obama iyo Michelle waa Labbada Loogu Qadarin Badanyahay Mareykanka Xog uruurin cusub oo ay qaadey Gallup, Michelle Obama ayaa noqotay haweeneyda loogu qadarin badanyahay Mareykanka iyada meesha ka saartay Hillary Clinton oo aheyd 17-kii sano lasoo dhaafay, 2-aad waa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kutladda Badbaado Qaran Oo Ka Hor Timid Magacaabista Farmaajo Ee Garsoorayaasha Maxkamadda Sare War murtiyeed maanta ay soo saareen Kutladda Badbaado Qaran ayey uga hor yimaadeen magacaabista madaxweyne Farmaajo ee garsoorayaasha cusub ee maxkamadda sare. Kutladdan oo ay ku mideysanyihiin axsaab badan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xiisad Ka Jirta Deegaanka Kaxandhaale Ee Galgaduud Wararka ka imaanaya deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud iyo sidoo kale deegaanno ku dhow deegaankaasi ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa maleeshiyaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digey u Safarka Soomaaliya Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay soo booqdaan Soomaaliya, tani waa digniis cusub oo badashay mid hore oo soo baxday June 15, 2012, waxaana la gaarsiiyey Level…