Akhriso: Guddoomiye Mursal Oo Dib u Habeyn Ku Sameeyey Guddiga Maaliyadda Ee Golaha Shacabka Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu dib u habeyn ku sameeyey guddiga maaliyadda ee golahaasi. Qoraalka ayaa u qornaa sidan hoose: 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Video: Waa Maxay Caqabadaha Iyo Fursadaha Uu Haysto Madaxweyne Lafta Gareen? (Falanqeyn) Madaxweynaha cusub ee maamulka K/galbeed, C/casiis Lafta Gareen ayaa xilligan waxaa horyaalla caqabado badan oo u baahan in wax laga qabto, iyadoo sidoo kale uu haysto fursado aad u muhiim…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Lafta Gareen Oo Maanta Xilka La Wareegaya Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ay ka dhacdo munaasabad kooban oo uu xafiiska madaxweynaha maamulka K/galbeed kula wareegayo C/casiis Lafta Gareen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Madaxda Hirshabelle Oo Lagu Eedeeyey Ka Gaabinta Wax Ka Qabashada Dagaallada Hiiraan Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in madaxda ugu sarreysa maamulkas ay idhaha ka qabsanayaan sidii loo damin lahaa dagaal beeleed ka taagan deegaanno ka mid ah gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Ciidanka Dowladda Iyo Maleeshiyaad Ku Dagaallamay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo maleeshiyaad la sheegay in qaab beel isku abaabuleen ayaa ka dhacay deegaanka Bukuraar ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dagaalkan ayaa ka dambeeyey kadib…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Guddiga ammaanka Putnland Iyo go’aanno La Xiriira Hubka, Amniga Iyo Doorashada Xili ay maalmo ka harsan tahay doorashada maamulka Putnland, ayana socdaan qaban-qaabadii ugu danbeysay ayaa dhanka kale waxaa socda howl-gallo ammaanka lagu adkaynayo, waxaana isniintii shir isugu yimid gudigga ammniga…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Bashiir Jeenyo“Waan Sugi La Ahay Kulanka Adag Ee Kooxaha Som United Iyo L.L.P Jeenyo” Bashiir Cilmi Maxamed oo ka mid ahaa laacibintii ugu wanaagsaneyd ee dalka soo maray iminkana ah madaxa wafdiga kooxda kubbadda cagta Som United ee maal mahan caasimada Muqdisho u joogta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dab Ka Kacay Dhisme Ku Yaalla Suuqa Bakaaraha Dab geystay khasaare hantiyadeed ayaa maanta ka kacay dhisme ku yaalla Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Qof Goob jooge ah ayaa u sheegay Goobjoog in dabkan uu ka kacay Koronto…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Natiijo-Kooxda Kubbadda Cagta Som United Oo Gushii Ugu Horeesay Gaartay Kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden oo maalmahan caasimada Muqdisho u joogto ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho ayaa ciyaartii labaad loo qorsheeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Maxaa Sababay In Dib Looga Laabto Mooshinkii Laga Keenay Madaxweyne Farmaajo? Aqoonyahanno iyo falanqeeyayaal dhanka siyaasadda ah ayaa aragti kala duwan ka bixiyey waxa sababay in xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ay dib uga laabtaan mooshinkii laga keenay madaxweyne Maxamed C/laahi…