Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Heshiisiinaya Beello Ku Dagaallamay Deegaanno Ku Dhow Maxaas Sheeko:Amniga Maamulka gobolka Hiiraan ayaa wada dedaallo nabadeed oo lagu qaboojinayo xiisad ka dhaxeysa beello wada dega deegaanno ku dhow degmada Maxaas ee gobolkaasi. Degmada Maxaas waxaa ku sugan guddoomiyaha gobolka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isimadda Puntland Oo 4 Qodob Ka Soo Saaray Doorashada Janaayo Doorashada madaxtinnimada ee January ka hor, Isimadda Puntland ayaa qoraal ka soo saaray sidii doorashada ugu dhici laheyd qaab xasiloon kadib wadatashi ay la sameeyey bulshada. Qodobbada ay soo saareen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burundi Oo Diiday Inay Ciidamada kala Baxdo Soomaaliya Ciidamada Burundi ayaa iska diiday dalab uga yimid midowga Afrika oo ahaa inay 1,000 askari oo ciidamadooda ka tirsan ay ka saaraan Soomaaliya February 28 ee sanadka soo socda. Afhayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo 4 Garsoore u Magacaabay Maxkamadda Sare Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay garsooreyaal ka tirsan maxkmadda sare ee dalka, kadib soojeedin ka timid guddoomiyaha maxkamadda sare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqsi Al-shabaab Ka Tirsanaa 10 Sano Oo Isku Dhiibay Jubbaland Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay Cali Xasan Cabdallah oo muddo 10 sano ah ay sheegeen inuu ka mid ahaa dagaalyahannada Al-shabaab. Cali Xasan Cabdallahi waxa ayAl-shabaab u yaqaaneen Cali Muhaajir, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NISA Oo Sheegtay Iney Qabatay Xubin Ka Tirsan Daacish Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen shaqsi ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Xog Ku Saabsan Macalin Maanta Lagu dilay Muqdisho Macalin ka tirsanaa macalimiinta wax ka dhiga jaamacadaha Muqdisho ayaa saakay lagu toogtay agagaarka Haanta-dheer ee dagmada Dayniile. Maxamed Axmed Oongooye oo ah macalinka la toogtay waxaana la dilay kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qodobo Xasaasi Ah Oo Looga Hadlay Shirka Golaha Amniga Jubbaland (Dhageyso) Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa lagu soo gabagabeeyey shirka golaha amniga ee maamulkaasi, kaasi oo arrimo dhowr ah looga hadlay. Madaxweynaha Jubbaland ayaa shir guddoominayey kulankaan, waxaana ka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga C/qaadir Abuukar Shaacir Oo La Toogtay Taariikhdu Markay ahayd 30/11/2017, Maxkamada Dar’1aad Ciidamada Qalabka Sida waxay markii saddexaad u fariisatay Dacwad Ciqaabeedkii loo haystay C/qaadir Abuukar Shaacir Max’ed 41 jir ah ina Shoobto Shaacir ku dhashay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Odowaa “Madaxweyne Mooshinka Haddii Lagaala Laabtay Ma Ahan Inaad Saxan Tahay” Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Labadii sano ee uu talada hayey ku mashquulsanaa arrimo badan. Waxa…