Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle Oo Baaq u Direy Beello Ku Dagaallamaya Hiiraan Sheeko:Amniga Gudoomiyaaha baarlamanka hirshabeelle ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beeleed ka taagan xadka goballada hiiraan iyo galgaduud. Sheekh Cismaan Barre Maxamed Gudoomiyaha golahaas ayaa xusay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka NUSOJ Oo Ka Tacsi Ka Dirtey Geerida Cawil Daahir Salaad Midowga suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, waxa uu ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid weriye Cawail Daahir Salaad oo Muqdisho ku geeriyooday maalinti shalay. Dhimashada Cawil Daahir Salaad waxa uu qeyb ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sacuudiga Oo Cambaareeyey Qaraxyada Muqdisho Boqortooyada Sacuudiga Carabiya ayaa sheegtay in ay si aad ah u cambaareyneyso labadii qarax ee ka dhacay magaalada Muqdisho, hadalkaasi waxa lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaramada Midoobey Oo Cambaareysay Qaraxyada Muqdisho Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa cambaareeyay weerarradii Qaraxyada ahaa ka dhacay Muqdisho. Labo qarax ayaa midka hore waxaa uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Musharrax Jabriil Oo Ka Hadlay Xaaladaha Puntland Musharrax Daahir Mire Jabriil ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Garoowe, ee caasimadda Puntland. DR Jabriil oo kamid ah musharrixiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Puntland ayaa waxaa Garoowe…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal: Qaraxyadii Ka Dhacay Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Labo qarax, kuwaasi oo geystay khasaare isugu jir dhimasho iyo dhaawac. Qaraxii Koowaad ayaa ka dhacay Tiyaatarka Qaranka, halka midka Labaadna uu ka dhacay Taalada…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Kooxda Kubbadda Cagta Som United Oo Lagu Soo Dhaweeyay Guul Daro Kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa Kulankii kowaad ee saaxiibtinimo caasimada kula ciyaartay wiilasha Muqdisho United waxaana ciyaartaas 1-0 ku badiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Cawil Daahir Salaad Oo Geeriyoodey Wariye Cawil Daahir Salaad iyo Saddex kale oo ka mid ah shaqaalaha Universal Tv ayaa u dhintey Qaraxii Koowaad ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Wararka aan helnay ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Kale Oo Ka Dhacay Muqdisho, Akhriso Khasaaraha Qaraxii Hore Qarax kale oo weyn ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho wax ka yar 30 daqiiqo markii qarax gaari uu ka dhacay afaafka hore ee Tiyaartarka Qaranka, qaraxan dambe oo aan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa sheegay in halkaasi khasaare uu ka dhashay, balase…