Dhageyso: Khasaaraha Ka Dhashay Dagaallo Ka Socda Hiiraan Oo Kordhay Sheeko:Dalka Waxaa sii kordhaya khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaal beeleed ka socda deegaanka Dudun Cad ee hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Maxamed Cabdi Cawaale, guddoomiyaha degmada Maxaas oo la… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midowga Afrika Oo Burundi u Sheegay Inay Soomaaliya Kala Baxdo Kun Askari Midowga Afrika ayaa dalka Burundi ka dalbaday inay dhimmaan ciidamada nabad ilaalinta ee ka jooga gudaha Soomaaliya, waxaa loo sheegay inay 1,000 askari kala baxaan, taasi oo qeyb ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannadii Mooshinka: Waxaan u Tanaasulnay Helidda Xasilooni Siyaasadeed Xildhibaannada la baxay kutladda Badbaado Qaran ee Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka ah, ayna ku jiraan xildhibaanno matalaya Nabadda, Himilo, Ilays, UPD iyo kuwa kale, ahaana kuwii mooshinka ka keenay madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Sheegay Iney 10 Ka Dileen Al-shabaab. Taliska militariga Mareykanka ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay duqeyn ay u geysteen Alshabaab oo dhowaan ka dhacday qeybo kamid ah gobolka Shabeelada Hoose. Wakaaladad Wararka Mareykanka (AP) oo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Fallanqeyn, Khilaafka Madaxda DF Garyaqaan Cabdiwaaxid Cabdullaahi Warsame, oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Goobjoog News ayaa kaga hadlay doorashadii madaxtinimo ee Ka qabsoontay magaalada caasimad goboleedka Baay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Sheegay Inuu Buray Mooshinkii Farmaajo Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa lagu sheegay in xildhibaannadii mooshinka keenay ay ka laabteen, sidaa darteedna uu mooshinkii buray. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baarlamaanka Itoobiya Oo Maanta Ansixiyey Dhismaha Ciidamada Badda Barlamanka Itoobiya ayaa maanta meel mariyay sharciyo cusub kuwaasi oo qaarkood wax laga bedelay qaar horey u jiray halka kuwa kalana lagu soo daray. Baarlamaanka ayaa ansixiyay wax ka badalka…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cabdullahi Sheekh Nuur“Xulka Qarankeena Oo Ku Ciyaara Gurigeena Waa Wax Weyn” Gudoomiye ku xigeynka 2aad ee xiriirka kubbadda cagta Cabdullahi Sheekh Nuur Axmed oo ka mid wafdigii hogaaminayay xulka qaranka 20jirada ee todobaadkii lasoo dhaafay ka badiyay xulka Jabuti ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Oo Soo Saaray Jadwalka Ciyaareedka Kooxda Som United Kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden oo caasimada Muqdisho u soo gaartay ciyaaro saaxiibtinimo iyo is dhaxgal bulsho ay la soo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Brig Michael Kabango Oo Noqonaya Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Uganda, Soomaaliya Taliska Uganda ayaa u magacaabay Brig Michael Kabango inuu badalo taliyahooda ciidamada ee Soomaaliya Brig Paul Lokech, kaas oo jagadaasi hayey tan December sanadkii tagay. Michael Kabango hadda waxaa uu…