Qarax Gaari Oo Ka Dhacay Muqdisho Sheeko:Amniga Qarax gaari lagu xiray ayaa waxaa uu goordhow ka dhacay xaafadda 1-da Maajo ee degmada Waaberi, ee magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyey sarkaal dowladda ka tirsan ayaa ku dhaawacmay, waxaana… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Natiijo-Kooxaha Kubbadda Cagta L.L.P Jeenyo Iyo Som United Oo Barbaro Ku Kala Baxay Kooxaha kubbadda cagta L.L.P Jeenyo iyo Som United ayaa wada dheelay kulan ciyaareed saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho waxaana ciyaartan kasoo qeyb galay xidigihii hore kubbadda cagta iyo Kolayga ee Jeenyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: 12 Sano Jir Lix Carruur Ah Noloshooda Ka Dabari Jirey Baalashnimo Oo Ku Dhaawacmay Qaraxii Tiyaatarka Jaamac Maxamed Aadan waa 12 sano jir, Labadiisa waalid horay ayey u geeriyoodeen, Nolasha caruurta la dhalatay oo Lix ka kooban ayuu shaqadaan ka biili jiray. Hada isaguna waa dhaawac,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Beello Ka Heshiiyey Khilaaf Ka Dhashay Qodista Ceel Biyood Beello walaalo ah oo ku dhaqan gobolka Gedo ayaa waxay ka heshiiyeen khilaaf muddo soo jiitamayey kaasi oo salka ku hayey qodista ceel biyood riig ah. Khilaafka u dhaxeeyay Beelahan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hirshabelle: Weli Galmudug Ayaan La’nahay Si Loo Xalliyo Colaadda Hiiraan Guddiga arrimaha gudaha iyo Amniga ee baarlamaanka Hirshabeelle ayaa sheegay in weli maamulka Galmudug aysan ka wada fariisan sidii loo dhammeyn lahaa dagaallada ka socda xadka goballada Hiiraan iyo Galgaduud…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Beeleed Ka Dhacay Galgaduud Dagaal u abaabulan qaab beeleed ayaa maanta ka qarxay deegaan ku dhow deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkaasi ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Oo Sheegay In Xujeyda Soomaaliya La Gaarsiiyey 11,500 Wasiirka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta Soomaaliya Xildhibaan Sheekh Nuur Maxamed Xassan oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Sacuudiga ayaa kulamo la qaatay wasiirka Xajka iyo Cumrada Sacuudiga Dr.…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre Oo Kulan Is Barasho Iyo Xog Wareysi La Qaatay Wafdiga Kooxda Som United Oo Dalka U Yimid Is-dhaxgal bulsho Iyo Ciyaaro Saaxiibtinimo Ra’iisul wasaaraha dalka mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan is barasho iyo xog wareesi la yeeshay wafdiga ciyaartooyda iyo macalimiinta kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaara horyaalka heerka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hey’adaha Dowliga Ah Ee Dowladda Federaalka Ah Oo Wajahaya “Shutdown”!! Inkasta oo guddiga miisaaniyadda, qorsheynta iyo la xisaabtanka hey’adaha dowladda lagu daray xubnaha kala ah Saalim Caliyow Ibrow, Sagal Biixi iyo Aden Xasan, lagana saaray kuwii la dhahay lama shaqeyn…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Mahad Salaad: Colaad Wiil Kuma Dhashee Wiil Baa Ku Dhinta Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa baaq nabadeed u diray beelo ku dagaalamaya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Xildhibaan Mahad oo arrintaasi ka…