Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Buulo-burde, Hiiraan Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxa ay howlgallo ballaaran ka wadaan degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Howlgalkaan oo ah mid ammaanka lagu xaqiijinayo ayaa lasoo sheegayaa in ciidamadu ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Akhriso Magacyada Murashaxiinta Maanta Ka Hor Khudbeynaya Baarlamaanka Koonfur Galbeed Sida ku qoran jadwalka doorashada koonfur galbeed ee Soomaaliya waxaa lagu wadaa maanta in ay khudbado jeediyaan ilaa 3 murashax. Murashaxiinta khudbadaha ku qoran ayaa kala ah: Aadan Maxamed Nuur(Saransoor),…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Baaq Kasoo Saaray Xasilooni Darada Koonfur Galbeed Iyo Dagaallo Dhex-maraya Soomaalida Iyo Oromada Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare oo maanta kulan 9aad Kalfadhiga 4aad ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xasilooni darada ka taagay koonfur galbeed ayaa baaq ka soo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War-saxaafadeedka: Goobjoog Oo Somaliland Ka Dalbatay Sii-deynta Weriyaheeda Ku Xidhan Burco Warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa qoraal ay ka soo saartay xariga weriyaga Goobjoog TV ee Burco Xasan Xandulle ku sheegtay in ay ka wal-walsantahay xaaladda weriyaha iyada oo ugu baaqday…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiqani Saciid Carab“Madaxda Qaranka Waan U Gudbinay Imaatinka Gudoomiyaha Xiriirka Xubbadda Cagta Caalamka Gianni infantino” Guudoomiyahay xiriirka kubbadda cagta dalka Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay imaatinka Soomaaliya gudoomiyaha xiriirka kubbadda cagta caalamka ee FIFA Gianni infantino in uu u gubiyay madaxweyne Farmaajo iyo Raysalwaasare Khayre.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baydhabo: Boqolaal Shacab Ah Oo Xabsiyada La Dhigay Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxa ay sheegayaan in halkaasi ay howlgal ballaaran ka fuliyeen ciidamada dowladda federaalka, K/galbeed iyo kuwa Itoobiya. Howlgalkan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mursal Oo Ku Baaqay In Doorashada Koonfur Galbeed Dib Loo Dhigo, Lana Soo Daayo Mukhtaar Roobow Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal oo maanta shir jaraa’id ka qabtay shaqaaqada ka socota arrimaha doorashada koonfur galbeed ayaa ugu horeyn u tacsiyeeyey dadkii Baydhabo ku dhintay, isaga oo intaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Degmada Buulo-burde Ee Gobolka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in goor dhow uu qarax Miino ka dhacay degmadaasi. Miinadan ayaa la sheegay in lagu aasay bartamaha suuq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Togdheer Oo Xukuntay Weriye Ka Tirsan Goobjoog Maxkamadda gobolka Togdheer ayaa maanta weriya Xasan Xandulle u dirtay 7 maalmood oo xabsi ku hayn ah, waxaana loo gudbiyay jeelka wayn ee Burco. Wariyaha Goobjoog ee Burco waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed Oo La Hadashay Shacabka Baydhabo Maamulka K/galbeed ayaa fariin nabadeed u direy shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kuwaasi oo aad uga gadooday xariggii dowladda dhexe ee Mukhtaar Roobow. Nuuradiin Gacma, Afhayeenka…