Dastuurkii Hore Iyo Qaadista Dacwooyinka Dembiyada Liddiga Ku Ah Madaxweynaha Sheeko:Dalka Sida ku qoran dastuurka KMG ah ee 2012-kii, qodobka 92aad ee maxkamadeynta iyo maamuus ka qaadista madaxweynaha, haddii lagu eedeeyo khiyaano-qaran, arrimo xadgudub ku ah Dastuurka ama sharciyada kale ee… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Shacabka Sidey u Arkaan Mooshinka Laga Keenay Farmaajo (Dhageyso) Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka aragti dhiibtey mooshinka ay xildhibaannada golaha shacabka qaarkood ka keeneen madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cawad “Ma Aqoonsanin Guddiga Miisaaniyadda Ee Golaha Shacabka” (Dhageyso) Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo goor dhow saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aanay aqoonsaneen guddiga miisaaniyadda ee golahaasi. Wuxuu sheegay in…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobbada Dastuuriga Ah Ee Lagu Eedeeyey Farmaajo Inuu Ku Xad Gudbey Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee axaddii shalay uu qabtay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa xildhibaannada mooshinka keenay waxaa ay xuseen qodobbo dastuurka federaalka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wafdiga Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Melbourne Ayaa Booqday Garoonka Stadium Muqdisho Oo Ay Dowlada La Wareegtay Saddex Bil Ka Hor Waa kooxdii labaad oo qurbajoog ah oo booqasho iyo indha dheyn u tagta garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho oo ay dowlada la wareegtay saddex bil ka hor waxaana socodaalkooda ku wehlinyay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cawad “Guddoomiyaha Meesha Uu Mooshinka Geynayo Isagaa Og” (Dhageyso) Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha shacabka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in aanay waxbo kala socon mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Farmaajo ee uu qabtay guddoomiyaha golahaasi Maxamed Mursal Sheekh…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Soo Dhoweeyey Mooshinka Xil Ka Qaadista Farmaajo Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyey mooshinka ka dhanka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Qoraal ay soo saareen, oo arrintan ku saabsan waxaa uu u qornaa: Golaha Iskaashiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Oo Qabtay Mooshin Xil Looga Qaadayo Madaxweyne Farmaajo Mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa goordhow qabtay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal. Mooshinkan ayaa la sheegay inuu yahay hindisaha xilka qaadista madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax khasaare geystay, kaasi oo ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhow deegaanka Garasbaaley. Gaari ay la socdeen ciidanka dowladda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Bixiyey Amarro Ka Dhan Ah Al-shabaab Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta bixiyey amar cusub oo ka dhan ah dagaalyahannada Al-shabaab. Daahir Aadan Cilmo oo ah taliyaha ciidanka xoogga dalka oo warbaahinta kula hadlay magaalada…