Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Xilka Ka Qaaday Ku-xigeenka Guddoomiyaha Sheeko:Dalka Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey inay maanta xilka ka qaadeen guddoomiye ku-xigeenka guddiga Sayid Cali Sheekh. Qoraal kasoo xafiiska guddiga waxaa uu u qornaa: 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Ah Soomaaliya Oo Fasax Galay Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo xiray kalfadhigiisii 4aad, arrintan ayaa ku timid fariin ka soo baxday xafiiska guddoomiyha golahan Cabdi Xaashi. Sida uu qabo dastuurka…