Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Xilka Ka Qaaday Ku-xigeenka Guddoomiyaha
Sheeko:Dalka

Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey inay maanta xilka ka qaadeen guddoomiye ku-xigeenka guddiga Sayid Cali Sheekh.
Qoraal kasoo xafiiska guddiga waxaa uu u qornaa: