Day: January 14, 2019
-
Ganacsiga
Puntland: Sarifka Lacagta Doolarka oo hoos u dhac Laga Dareemay
Kadib doorashadii madaxweynaha cusub ee maamulka Putnland Saciid Cabdullaahi Deni waxaa durbaba hoos u dhac laga dareemay suuqa lagu kala…
Read More » -
Golaha Shacabka
Dood: Golaha Shacabka Oo Ansixiyey wax ka bedelka Xeerka Bangiga Dhexe
Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa dood dheer kadib waxaa ay aqlabiyad ku ansixiyeen wax ka bedelka Xeerka…
Read More » -
Gobalada
Dhageyso: Gaas Oo Xilka Ku Wareejiyay Dani, Kadibna Cafis Dalbaday
Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa maanta waxaa lagu qabtay munaasabad uu xilka kula wareegayey madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid…
Read More » -
Golaha Shacabka
Wax Ka Bedelka Sharciga Hanti dhowrka guud ee Qaranka Oo La Ansixiyey
Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay wax ka bedel lagu sameeyay hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud…
Read More » -
Gobalada
Wasiir Aw Xersi Oo Goobjoog Uga Warramay Sababta Beyle Isaga Xannibay Ama block u Saaray Twittet-kiisa
Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowlad goboleedka Jubbaland Aadan Ibraahim Aw Xersi ayaa Goobjoog News uga warammay dhacdo…
Read More » -
Ciyaaraha
Tababare Maxamed C/qaadir”Booqashadeena Dalka Waxay Inoo Sahashay In Aan Soo Laabano”
18-December 2018-Waxaa garoonka Aadan Cadde ee caasimada Muqdisho kasoo dagay wafdiga kooxda Som United oo ah koox Soomaaliyeed oo ka…
Read More » -
Wararka Dalka
Dhageyso: Madaxweyne Dani Oo Maanta Xilka La Wareegaya
Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland Saciid C/laahi Dani iyo sidoo kale ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash ayaa maanta oo…
Read More » -
Baarlamaanka
Akhriso: Labo Arrin Oo Looga Hadlayo Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka
Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay kulan ku leeyihiin xaruntooga magaalada Muqdisho.…
Read More » -
Baarlamaanka
Dhageyso: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Sheegay In Howlgallada Jubbaland Ka Socda Yihiin…
Xildhibaan Xasan Yare oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay howlgallada ay ciidamada…
Read More » -
Wararka Dalka
Garoowe: Wadayaasha Mootooyinka Bajaajta Oo Cabasho Ah (Dhageyso)
Darawallada kaxeeya mootooyinka Bajaajta ee ka shaqeeya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa cabasho ballaaran ka muujiyey lacago dheeraad ah…
Read More »