1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Marti-gelineysa Shirka Dhaqaalaha Dunida Shir ku dhex maray Davos ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo aasaasaha madasha dhaqaalaha adduunka Professor Klaus Schwab ayaa la isku afgartay in Adis Ababa ay marti-geliso shirka dhaqaalaha adduunka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qodob Oo Ku Tusinaya In Soomaaliya Aaney Diyaar u Aheyn Tartan iib balookyo Shidaal Dowladda federaalka ah Soomaaliya waxaa ay Febraayo 7, 2019-ka, dalka Ingiriiska ku qaban-doontaa tartan iib oo lagu bixin-doono bolock-yo dhan ilaa 50 xabo, oo ku saabsan baarista shidaalka ku jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Suudaan Ugu Baaqay Sii-deynta Saxafiyiinta Dalka Mareykanka ayaa ku booriyey maamulka Suudaan sii-deynta saxafiyiin iyo dhalinyaro u ololeysa xuquuqda dadka oo ay ciidamada u xireen dibad-baxyadii dhowaan ka dhacay gudaha dalkaasi. Warbaahinta ka shaqeysa Suudaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Turkiga oo Casho Sharaf u sameeyey Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya “Sawirro” Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi iyo xubna Senatora ah ayaa aqbalay casho sharaf uu u fidiyay Safiirka u fadhiyo Soomaaliya Dalka aan walaalaha nahay…