Day: January 28, 2019
-
Wararka Dalka
Yoweri Museveni: Soomaaliya Waa Dalalka Aaney Ka Jirin Maamul iyo Dowladnimo
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo maanta ka hadlayey shir ku saabsanaa garsoorka dalkiisa ayaa sheegay inay jiraan dalal aan dowladnimo…
Read More » -
Puntland
Deni: Dowladda Federaalka Ah iyo Dowlad Goboleedyada Waxaa Ay Kulmayaan March
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in uu aqbalay soo-jeedin ka timid madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
Read More » -
Golaha Shacabka
Baydhabo: Xildhibaan Loogu Doortay Golaha Shacabka Isaga Oo Aan La Hareer Fadhin
Cabdullahi Sheekh Maxamed ayaa maanta ku guuleystay doorashada kursi bannaanaa oo golaha shacabka ah, doorashada ayaa ka dhacday Baydhabo. Kursigan…
Read More » -
Ciyaaraha
Goormaa La Dheelindoonaa Somali Super Cup
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa soo saaray waqtiga la ciyaaridoono Somali Super 2018 waxaana ku hardamaya kooxaha Dekedda iyo…
Read More » -
Wararka Dalka
Akhriso: Tirada Dadka Oo Aad u Korartay 200 Ee Sano Ee Ugu Dambeysay
Dunidan inta ay jirto da’ ahaan lama sheegi karo, laakin waxaa la sheegi karaa inta ku nool iyo meelaha ay…
Read More » -
Wararka Dalka
Doorashada Kursi Ka Banaan Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Dhacaysa Baydhabo
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta waxaa lagu qabanayaa doorashada kursi ka banaan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka…
Read More » -
Gobalada
Dhageyso: Shacabka Garoowe Oo Fariin u Diray Madaxweyne Dani
Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal oo la hadlay Goobjoog ayaa ka hadlay waxyaabaha xilligan looga fadhiyo inuu…
Read More » -
amaanka
Aqoonyahan Qamsa: Madaxda DFS Iyo Kuwa Dowlad Goboleedyada Ha Wadahadlaan
Axmed C/risaaq Qamsa oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in madaxda dowladda federaalka…
Read More » -
amaanka
Baaq Loo Diray Beello Ku Dagaallamay Hirshabelle
Waxgaradka ku dhaqan deegaannada maamulka Hirshabelle ayaa ugu baaqay beello isku haya deegaannada maamulkaasi in ay nabadda qaataan oo ay…
Read More »