1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gedo: Kenya Aan Ka Wada Shaqeynno Amniga Maamulka gobolka Gedo ayaa ka dalbaday dowladda Kenya in ay ka wada shaqeeyaan amniga, gaar ahaan deegaannada xiga dhanka xuduudda. Maxamed Xuseen Al-qaadi oo ah guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka…