Day: January 29, 2019
-
Wararka Dalka
Faah-faahin: Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho
Qaraxa maanta ka dhacay duleedka Muqdisho waxaa la sheegayaa in lala beegsaday gaari ay la socdeen ajaanib u shaqeynayey mid…
Read More » -
amaanka
Qaraxa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho.…
Read More » -
amaanka
Sidee Aqoonyahanka iyo Axsaabta Uga Hadleen Warkii Madaxweyne Yoweri Museveni?
Aqoonyahanno iyo axsaab siyaasadeed oo ka hadlay waxa uu ka dhiganyahay warkii Yoweri Museveni ee ahaa in Soomaaliya ay ku…
Read More » -
Ciyaaraha
Ciyaartooy Iyo Macalimiin Ka Socota Eritrea Oo Kusoo Wajahan Caasimada Muqdisho
Xiriirka kubbadda cagta dalka Eritrea ayaa xaqiijiyey inay oggolaadeen casuumaad kaga timid xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta tasoo oo ku…
Read More » -
Wararka Dalka
2 Sano Kadib Amarkii Trump uu Albaabada Mareykanka uga Xirtay 7 Dal oo Ay Soomaaliya Ku Jirto
Amarkaasi dartii, waxaa kala irdhoobey qoysas badan, dadka musaafirka ahaa oo jaho-wareer ku dhacay, arday ayaa jaamacado tagi waayey, caruur…
Read More » -
Wararka Dalka
Aqoonyahan Idiris Sheekh “Waxaa Meesha Ka Baxay Khilaafkii Madaxda DFS Iyo Dowlad Goboleedyada”
Mid kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa rajo ka muujiyey in xilligan ay isku soo dhowaadaan madaxda dowladda dhexe iyo kuwa…
Read More » -
Baarlamaanka
Xubno Aqalka Sare Ah Oo Ku Baaqay In Wax Laga Qabto Dhibaato Ay Ciidanka Kenya Ka Wadaan Jubbaland
mudanayaal ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dowladda federaalka ah usoo jeediyay in aan lagu fiirsan ciidanka…
Read More » -
amaanka
Shabeellada Hoose: Taliyaha Uganda Oo Booqday Fariisimaha Ciidamadiisa
Taliya ciidanka Uganda ee Soomaaliya Brig. Gen. Michael Kabango ayaa todobaadkan booqday goobaha ay ciidamada Uganda ka joogaan Barawe iyo Maryan…
Read More »