Dhallinyarada Muqdisho Oo Sare u Qaaday Xirfadaha Ay Ku Shaqeystaan Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho waxaa kusoo kordhaya dhallinyarada cabitaanka ka sameeye qudaarta dalka, kuwaasi oo noloshooda ku maareeya. Waxay tani shaqo abuur u noqotay dhallinyaro badan, iyadoo cabitaannada ay sameeyaanna ay dadku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal: Saameynta Ka Dhalan Karta Khilaafka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya Aqoonyahanno Soomaaliyeed ayaa sheegay in khilaafka Labada gole ee baarlamaanka uu dalka u keeni karo dib u dhac ballaaran. Waxa ay sheegeen in muhiim ay tahay iney si is faham…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaan Odowaa “DFS Waxay Jartay Miisaaniyaddii Galmudug” (Muuqaal) Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ah xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey madaxda sare ee dowladda dhexe iney jareen miisaaniyaddii Galmudug iyo sidoo kale mashaariic…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Ka Dhacay Jowhar Askar ka wada tirsan ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dagaallamay degmada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe. Wararku waxay ay sheegayaan in ciidankan ay ku dagaallameen Koontarool laga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida Oo Toogatay Labo Al-shabaab Ah Maxakamadda ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay labo ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo la sheegay inay horey u dileen nabadoon can k ahaa magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Madaxtinnimada Puntland Oo Khudbadaha Bilaabay Waxaa goordhow magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka bilowday khudbadaha murashaxiinta madaxtinnimada Puntland. Murashaxiinta u tartamaya madaxweynaha waa 21 iyo 11 u tartameysa ku-xigeennada, waxaanala filaya in midkiiba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Lacagta Laga Qaadey Murashaxiinta Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Oo Gaartay $530,000 Guddiga doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saaray liiska murashaxiinta lacagta bixiyey. 21 ka mid ah murashaxiinta madaxweynnimada iyo 11 u tartameysa ku-xigeennada ayey ahaayeen inta la shaarciyey. Lacagta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Arrin Oo Maanta Ka Cusub Doorashada Madaxtinnimada Puntland Shacabka ku nool dowlad goboleedka Puntland waxaa ay dhagta u taagataan natiijada doorashada madaxtinnimada ee dhici-doonta 8-da bishan. Haddaba, maanta waxaa ay aheyd maalin aad mashquul u ah, arrimaha dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Heshiis Horudhac Ah Oo Laga Gaaray Colaaddii Kaxandhaale Shir ka dhacay Cabud-waaq ee Galmuduug ayaa lagu gaaray heshiis horudhac ah oo lagu soo afjarayo dagaalkii ka dhacay deegaanka Kaxandhaale , kaas oo ay ku dhinteen in ka badan 50…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo Duulaan Ku Ah Al-shabaab, AMISOM La’aanteed Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin sidii ay Al-shabaab uga saari lahaayeen deegaannada ay ka maamulaan gobollada Jubbooyinka iyo Gedo. Madaxweynaha maamulkaasi, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa…