Mareykanka Oo Suudaan Ugu Baaqay Sii-deynta Saxafiyiinta Sheeko:Dalka Dalka Mareykanka ayaa ku booriyey maamulka Suudaan sii-deynta saxafiyiin iyo dhalinyaro u ololeysa xuquuqda dadka oo ay ciidamada u xireen dibad-baxyadii dhowaan ka dhacay gudaha dalkaasi. Warbaahinta ka shaqeysa Suudaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Turkiga oo Casho Sharaf u sameeyey Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya “Sawirro” Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi iyo xubna Senatora ah ayaa aqbalay casho sharaf uu u fidiyay Safiirka u fadhiyo Soomaaliya Dalka aan walaalaha nahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbadallo Ka Dhashay Khilaafka Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar ayaa xilka ka qaadey wasiirkiisii warfaafinta Guuleed Aw Cali Kaahin isaga oo isla jagadaasi u magacaabey Cabdillaahi Maxamed Mowliid. Arrintan ayaa qeyb…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Qorsheynaya Maareynta Nolosha Barakacayaasha Kulan ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar ayaa looga hadlay sidii xal waara loogu heli lahaa Barakacayaasha ku dhex nool gudaha iyo weliba duleedka magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha “Safarka Kooxda Som United Waxa Uu Kusoo Aaday Xili Loo Baahnaa”Axmed Xassan Xidig Dhamaadkii sanadkii lasoo dhaafay waxaa dalka ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho u imaaday macalimiin iyo ciyaartooy Soomaaliyeed oo badankooda ku barbaaray qurbaha,iyagoo ka kala yimid wadamo badan oo yurub ah…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda kubbadda Cagta Heegan Ayaa Ku Guulaystay Koob Lagu Maamuusayay Geeradii Allaha U Naxariistee Wariye Cawil Daahir Salaad Kooxda kubbadda cagta Heegan ayaa ku guulaystay koob lagu xusay Allah Naxariiste Wariye Cawil Daahir Salaad oo ka mid ahaa shaqaalaha Universal TV oo u dhintay qaraxyo ka dhacay agagaarka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Hoggaamiyaha Mucaaradka Oo Dalbaday Inay Ciidamadooda Ka Baxaan Soomaaliya Hoggaamiyaha Ford Kenya Moses Wetang’ula ayaa ku celiyey dalabkiisa ahaa in ciidamada Kenya ka jooga Soomaaliya ay dib ugu laabtaan dalkooda. Hadalkan waxaa uu ka jeediyey mar uu la hadlayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Hargeysa Oo Ka Horyimid Muddo Kordhinta Golaha Wakiilada Somaliland (Dhageyso) Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa ka aragti dhiibtay muddo kordhintii dhowaan loo sameeyey golaha wakiilada. Intooda badan waxa ay sheegeen in aanay raali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Yariisow Oo Digniin Diray (Dhageyso) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Injineer C/raxmaan Yariisow ayaa u digey dad uu sheegay in weli ay ka madax adeegayaan iney isaga guuraan dhulalka danta guud ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka “Xildhibaannada Golaha Shacabka Waxba uma Qaban Shacabka Ay Matalaan” Waxaa Sidaa Yiri… Aqoonyahan Maxamed Axmed Maxamuud oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa sheegay in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya aanay waxbo u qaban shacabka ay matalaan. Waxa uu sheegay in…