Madaxweyne Hore Xasan Sheekh “Aan Ku Dedaalno Ilaalinta Dastuurka Iyo Shuruucda Noo Deggan” Sheeko:Dalka Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey munaasabaddii lagu Caleema saarayey madaxweynaha Puntland ayaa ku baaqay in la lilaaliyo dastuurka KMG ah ee dalka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Hore Sheekh Shariif Oo Fariin u Direy Madaxda Soomaaliyeed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa fariin u diray madaxda Soomaaliyeed xilli uu hadal ka jeedinayey munaasabaddii lagu Caleema saarayey madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland. Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Faroole Oo Ku Baaqay In Dib Loo Furo Wadahadalladii DFS Iyo Somaliland (Dhageyso) Senator C/raxmaan Faroole oo ka mid ah aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in dib loo furo wadahadalladii dowladda federaalka iyo sidoo kale Somaliland. Waxa uu sheegay Senator Faroole…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Axmed Madoobe Oo Ku Taliyey In Wadahadal Lagu Xalliyo Tabashooyinka Jira Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey munaasabaddii lagu caleema saarayey madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa ku dheeraaday ka hadalka arrimaha ku aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf “Annaga Iyo Puntland Waxaa Inoo Gaar Ah Inaan Howlaheena Horay Usii Wadanno” Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in maamulka Puntland iyo maamulkiisa ay sii wadan doonaan shaqooyinka nabadda ah ee ay isla wadeen, islamarkaana uu ka rajeynayo madaxweynaha cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare “Hoos Haloo Xalliyo Wixii Jira” (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo hadal ka jeediyey Caleema saarka madaxweynaha Puntland ayaa soo hadal qaaday arrimo dhowr ah. Waxa uu sheegay Waare in Puntland ay casharro badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Dani Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Uu Qaban Doono Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/laahi Dani oo xalay lagu caleema saaray magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa ka hadlay waxyaabaha u qorsheysan ee uu doonayo inuu qabto. Waa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Jubbaland Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Galbeedka Ka Ah Kismaayo Ciidamada daraawiishta ee maamulka Jubbaland ayaa maanta waxa ay la wareegeen deegaanno ay Al-shabaab kaga sugnaayeen galbeedka magaalada Kismaayo. C/nuur Ibraahim Xuseen oo ah afhayeenka laamaha amniga Jubbaland ayaa warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shacabka Degmada Dharkeenley Oo Amni Darro Ka Cabanaya Shacabka ku dhaqan degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya rag hubeysan oo ay sheegeen in ay xilliyada habeenkii dadka isbaaro u dhigtaan. Waxa ay sheegeen in wixii ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Garoowe Uga Qeybagalaya Caleema Saarka Dani Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Waxa uu madaxweynaha halkaasi uga qeybgali doonaa munaasabadda Caleema Saarka…