Baydhabo: Xildhibaan Loogu Doortay Golaha Shacabka Isaga Oo Aan La Hareer Fadhin Sheeko:Dalka Cabdullahi Sheekh Maxamed ayaa maanta ku guuleystay doorashada kursi bannaanaa oo golaha shacabka ah, doorashada ayaa ka dhacday Baydhabo. Kursigan ayaa waxaa April 2018 ka dhintay Xildhibaan Khaliif Sheekh C/laahi… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Goormaa La Dheelindoonaa Somali Super Cup Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa soo saaray waqtiga la ciyaaridoono Somali Super 2018 waxaana ku hardamaya kooxaha Dekedda iyo Muqdisho City Club oo horay la oran jiray Banaadir SC…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Tirada Dadka Oo Aad u Korartay 200 Ee Sano Ee Ugu Dambeysay Dunidan inta ay jirto da’ ahaan lama sheegi karo, laakin waxaa la sheegi karaa inta ku nool iyo meelaha ay kala joogaan. 200 oo sano ka hor waxaa joogtay keliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Kursi Ka Banaan Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Dhacaysa Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta waxaa lagu qabanayaa doorashada kursi ka banaan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kursigan ayaa waxaa April 2018 ka dhintay Xildhibaan Khaliif…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Garoowe Oo Fariin u Diray Madaxweyne Dani Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal oo la hadlay Goobjoog ayaa ka hadlay waxyaabaha xilligan looga fadhiyo inuu sameeyo madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland, Saciid C/laahi Dani. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Aqoonyahan Qamsa: Madaxda DFS Iyo Kuwa Dowlad Goboleedyada Ha Wadahadlaan Axmed C/risaaq Qamsa oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada looga baahan yahay in ay wadahadlaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baaq Loo Diray Beello Ku Dagaallamay Hirshabelle Waxgaradka ku dhaqan deegaannada maamulka Hirshabelle ayaa ugu baaqay beello isku haya deegaannada maamulkaasi in ay nabadda qaataan oo ay joojiyaan dagaalladan. Suldaan Mahdi C/risaaq oo ka mid ah waxgaradkan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Gedo: Kenya Aan Ka Wada Shaqeynno Amniga Maamulka gobolka Gedo ayaa ka dalbaday dowladda Kenya in ay ka wada shaqeeyaan amniga, gaar ahaan deegaannada xiga dhanka xuduudda. Maxamed Xuseen Al-qaadi oo ah guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo 2 Sano: “Nabaddoon Ayaan Noqonaa” ilaa “I Cafiya” Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay xafladdii caleemo saarka madaxweynaha Puntland Saciid Deni codsaday in la cafiyo, isaguna uu cafiyey, lana shaqeyn-doono dadka wax ka tabanaya. Mudane Farmaajo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Waan Idin Cafiyey Ee i Cafiya…Waxaan Ballan Qaadayaa Inaan Idin La Shaqeeyo Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo hadal ka jeediyey munaasabaddii lagu caleema saarayey madaxweyne Saciid C/laahi Dani ayaa sheegay inuu cafiyey cid walbo oo wax ka tabaneysa…