Qaraxa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Sheeko:Amniga Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa u sheegay Goobjoog News, in gaarigan uu… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Sidee Aqoonyahanka iyo Axsaabta Uga Hadleen Warkii Madaxweyne Yoweri Museveni? Aqoonyahanno iyo axsaab siyaasadeed oo ka hadlay waxa uu ka dhiganyahay warkii Yoweri Museveni ee ahaa in Soomaaliya ay ku jirto dalalka aanan laheyn maamul iyo dowladnimo dhab ah ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ciyaartooy Iyo Macalimiin Ka Socota Eritrea Oo Kusoo Wajahan Caasimada Muqdisho Xiriirka kubbadda cagta dalka Eritrea ayaa xaqiijiyey inay oggolaadeen casuumaad kaga timid xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta tasoo oo ku aadan laaciibiin ka socota Eritrea ay booqasho iyo ciyaaro saaxiibtinimo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Sano Kadib Amarkii Trump uu Albaabada Mareykanka uga Xirtay 7 Dal oo Ay Soomaaliya Ku Jirto Amarkaasi dartii, waxaa kala irdhoobey qoysas badan, dadka musaafirka ahaa oo jaho-wareer ku dhacay, arday ayaa jaamacado tagi waayey, caruur iyo waalid ayaan is arkin, dadka xanuunsan iyo dad dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Idiris Sheekh “Waxaa Meesha Ka Baxay Khilaafkii Madaxda DFS Iyo Dowlad Goboleedyada” Mid kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa rajo ka muujiyey in xilligan ay isku soo dhowaadaan madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada. Idiris Sheekh Xasan oo ku sugan dalka Finland…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xubno Aqalka Sare Ah Oo Ku Baaqay In Wax Laga Qabto Dhibaato Ay Ciidanka Kenya Ka Wadaan Jubbaland mudanayaal ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dowladda federaalka ah usoo jeediyay in aan lagu fiirsan ciidanka Kenya dhibaatada ay ku hayaan shacabka ku dhaqan deegaannada Jubbaland.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shabeellada Hoose: Taliyaha Uganda Oo Booqday Fariisimaha Ciidamadiisa Taliya ciidanka Uganda ee Soomaaliya Brig. Gen. Michael Kabango ayaa todobaadkan booqday goobaha ay ciidamada Uganda ka joogaan Barawe iyo Maryan Gubay, si uu u hubiyo qaabka shaqo. Ciidamada uu booqday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yoweri Museveni: Soomaaliya Waa Dalalka Aaney Ka Jirin Maamul iyo Dowladnimo Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo maanta ka hadlayey shir ku saabsanaa garsoorka dalkiisa ayaa sheegay inay jiraan dalal aan dowladnimo ka jirin, isla markaana aan maamul laheyn, Soomaaliya ayuu tusaale…
3 daqiiqo Sheeko:War Ra’yi Xildhibaan: Caleemo saar Mise Dood, Garnaqsi is fahan Kadib is Cafin (Markaan tabar hayey talo ma hayn, hadoon talo hayana tabar ma hayo)…..26/01/2019, waxaa Garoowe ka dhacday xaflad uu marti galin teeda lahaa Madaxwaynaha cusub ee Puntland Saciid Dani. Xaflada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deni: Dowladda Federaalka Ah iyo Dowlad Goboleedyada Waxaa Ay Kulmayaan March Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in uu aqbalay soo-jeedin ka timid madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ah in gobol nabadeed oo lagu golol…