Wasiirada Cusub Ee Puntland Oo Kalsoonida Ka Helay Baarlamaankooda Sheeko:Dalka Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa goor dhow waxa ay codka kalsoonida ah siiyeen golaha wasiirada ee dhowaan soo dhisay madaxweyne Dani. Kulanka oo ay soo xaadireen 63 xildhibaan ayaa waxaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Soomaaliyeed Ee Kubbadda Cagta Oo Afarta Sano Ee Soo Aadan Xoghayahooda Cusub U Magacaabay DR.Yuusuf Muxidiin Oo Ah Aqoonyahan Dhalinyaro Ah Tan iyo markii dib loo doortay 15-November 2018 madaxda xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda waxaa xafiisyada shaqooyinka kala duwan kusoo biiray tiro dhalinyaro ah kuwaas oo qeyb ka ah qorshayaasha horamarinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgal Ka Socda Afgooye, Sh/hoose Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in duleedka degmadaasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Saraakiisha hoggaamineysa howlgalkan oo u warammay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Baarlamaanka Oo Codka Kalsoonida Ah u Qaadaya Wasiirada Cusub Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland oo maanta kulan ku leh magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa lagu wadaa in ay codka kalsoonida ah u qaadaan wasiirada cusub ee dhowaan uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Labaad Oo Iska Casilay K/galbeed Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow uu is casilay wasiirkii Labaad ee ka mid ah maamulka K/galbeed. Cali Aadan Macalin, wasiirkii…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Horhdaca Horyaalka-Ogow Xaqiiqooyinka Kulanka Adag Ee Kooxaha Jeenyo Iyo Dekedda Kooxaha kubadda cagta L.L.P Jeenyo iyo Dekedda ayaa wada ciyaaridoono kulamadooda labaad horyaalka Somali Premier League olalaha 2018-2019 Dekedda oo ah kooxda xafidanaysa horyaalka Somali Premier League ayaa kulankoodii 1-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad Ka Jirta Degmada Baardheere Ee Gobolka Gedo Wararka maanta ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad cabsi ku beertay shacabka ku dhaqan degmadaasi. Xiisaddan ayeey u dhaxeysaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Cirka Oo u Dabaaldegaya 59 Sano Guuradoodii Kasoo Wareegtay Aas-aaskooda Maanta oo ay ku beegan tahay 14 February, ciidanka cirka ayaa u dabaaldegaya 59 sano guuradii kasoo wareegtay markii la aas-aaskooda. Waxaa la filayaa in magaalada Muqdisho lagu qabto munaasabad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Mid Ka Mid Ah Wasiiradii Cusbaa Oo Is Casilay Mid ka mid ah wasiiradii uu dhowaan magacaabay madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, C/casiis Lafta Gareen ayaa ku dhowaaqay inuu is casilay. C/salaam C/laahi Yalaxow Catoosh oo loo magacaabay wasiir…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qiimo Koror Ku Yimid Kirada Guryaha Ee Magaalada Muqdisho Kireynta guryaha magaalada Muqdisho waa kuwo is bed-bedala sanad walba, guryahaha qaar ayaa magaalada Muqdisho waxaa lagu kireeyaa lacag dhan $300-$500, waana xaafadaha loo arko inuu ammaan uu ka jiro…