Dhageyso: Maamulka Sh/hoose Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ka Socda Gobolkaasi Sheeko:Amniga Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgallo ballaaran oo ciidamada DFS Soomaaliya maalmahan dambe ka wadeen degmada Afgooye iyo deegaano ka mid ah gobolkaasi. Maxamed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: DFS Oo Laga Dalbaday Sii Deynta Taliye u Xiran 20 Cisho Saraakiisha ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ee ku sugan degmada Baardheere ayaa dalbaday i lasii daayo taliyahii ciidamada degmadaasi oo ku dhowaad 20 cisho ku xiran magaalada Muqdisho. Faarax C/nuur Turbac,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Villa Somalia Oo Barnaamijka Farmaajo Ka soo Min-guurisay Madaxtooyada Kenya!! Sida caadada ah, madaxweyne walba xilliga doorashada waxaa uu la yimaadaa barnaamij siyaasadeed uu ku hago dalka, laguna xisaabtamo, taasi oo lagu daabaco baraha faafinta rasmiga ah ee dowladda. Muddadii…