Soomaaliya Oo Rajo Ka Qabta Isticmaalka Adeega Muuqaal Caawiyaha Garsoorayaasha Ee VAR Sheeko:Cayaaraha Xiriika Kubbadda cagta caalamka ee FIFA ayaa dhaqan geliyay isticmaalida adeega caawinta garsoorayaasha kubbadda cagta ee loo yaqaano “Var” kaas laga soo gaabiyay (Video Assistant Referee) waxaana lagu tibaajiyay markii ugu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NISA: Waxaan Gacanta Ku Dhignay Hub Ay Leeyihiin Al-shabaab Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka “NISA” ayaa sheegtay in gacanta ay ku dhigeen hub ay leeyihiin xarakada Al-shabaab, kadib howlgal ay ka fuliyeen deegaan lagu magacaabo Forsooleey oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ninkii Dilay Paul Anthony Fermosa Oo Ku Geeriyoodey Boosaaso Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari waxaa xalay ku geeriyoodey ninkii dilay Paul Anthony Fermosa oo ahaa madaxii shirkadda DP World ee dekadda magaalada Boosaaso. Ninka ayaa lagu magacaabayey C/laahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Ka Dhacay X/weyne Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helay qaraxii maanta barqadii ka dhacay degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa ahaa gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa, waxaana la dhigay goobta…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ma Jirto Sabab Aan Ugu Ciyaarno Dalalka Aan Dariska Nahay”Yuusuf Yuusuf Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa qorsheenaya tartamadii ay xulkeena ku dheeli jireyn dalalka aan dariska nahay in ay usoo wareejiyaan magaalada Muqdisho si xidigaha xulka ay u helaan dhiiri gelin…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax aad u xooggan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho. Qof goob jooge ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Sare Ee Hirshabelle Oo Loo Haysto Musuq-maasuq (Dhageyso) Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in lacago badan ay musuqeen madaxda ugu sarreysa ee maamulkaasi. Wasiiru dowlaha kalluumeysiga maamulka Hirshabeelle Xildhibaan C/rashiid C/xakiin Warsame ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxii shirkadda DP World Ee Dekadda Boosaaso Oo La Dilay Paul Anthony Fermosa oo ahaa madaxii shirkadda DP World ee dekadda magaalada Boosaaso ayaa lagu toogtay isla magaaladaasi. Anthony ayaa markii la dilayey ku sugnaa sida la sheegay dhul ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Afgooye Oo Laga Mamnuucay Isticmaalka Mootada Fekon! Maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa soo saaray wareegto lagu mamnuucayo mootooyinka loo yaqaan Fekon in lagu dhex wado gudaha degmadaasi. Waxaa wareegtadan lagu sheegay in maanta wixii…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida Oo Sheegtay Dayacaad Iyo Dambiyo Lagu Galo Hubka Ciidamada Qalabka Sida G/Sare Cabdullahi Buule Kamey oo ka tirsan Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay sida loo dayacay hubka ciidamada qalabka sida, isaga…