Midowga Afrika Oo Ka Shiraya Maanta Qaxootiga iyo Barakacayaasha Sheeko:Dalka Maanta waxaa madaxtinnimada ururka midowga Afrika la wareegi doona madaxweynaha Masar Cabdifitaax Al-sisi, kaas oo muddo sanad ah jagadaasi sii-heyn doona. Hey’adaha xuquuqul insaanka ayaa ka digay in Sisi noqoshadiisa… 1 daqiiqo
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbarbardhig 2-badii Sano Ee Ugu Horreysay Madaxweyneyaasha Xasan Sheekh iyo Farmaajo! Maanta waa February 8, 2019, waxaa 2 sano laga joogaa doorashada madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, kaas oo sida uu afkiisa ka sheegay loo bixiyey “Farmaajo high expectations”, rajo weynna laga…
7 daqiiqo Sheeko:War 2 Sano Kadib, Madaxweyne Farmaajo Ballanqaadkiisii Aan Miro Dhalin Iyo Mahadhooyinkii Laga Dhexlay! Tartankii loo galay xilka madaxtinnimada Soomaaliya 8 Feberaayo 2017 waxaa ku guuleystay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Intii lagu jiray ololaha doorashada wuxuu sheegay in ay ka go’an tahay in uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Warfaafintu Weligood Kama Hadlaan waxa Wanaagsan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta ka hadlay xiritaanka shirka garsoorka ayaa weerar afka ku qaaday warfaafinta isaga oo ku eedeeyey in aaney ka hadlin wanaagga. Mudane Farmaajo oo…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Kooxda Dekedda Oo Soo Gaba Gabeesay Hanashadii Koobka Somali Super Cup 2018 Maalmo ka hor ayay aheyd markii ay kooxda kubbadda cagta Dekedda ku guulaystay koobka Somali Super 2018 oo loo dhigo naadiyada hanata Koobabka horyaalka Somali Premier League iyo Jeneraal Daa’uud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare Oo Mar Kale Sameeyey Isku Shaandheyn Golihiisa Wasiirrada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sameeyay isku shaandheyntii 2aad muddo labo todobaad gudahood, isaga oo magacaabay wasiirro cusub. Akhriso: Isku Shaandheynta Golaha Wasiirrada Hirshabeelle:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamul Goboleedyada Oo Caddeeyay Mowqifkooda Shirka London Magaalada London ayaa la filayaa in uu ka furmo shir looga hadlayo shidaalka Soomaaliya, inkastoo muran badan uu ka dhashay shirkan. Xubnaha shirkaasi u matalaya maamul goboleedyada kala ah, Puntland,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka London: Dibadbax Looga Soo Horjeedo Shirka Shidaalka Soomaaliya Oo Maanta Dhacaya Maanta oo khamiis ah waxaa magaalada London ka dhacaya dibadbax weyn, oo looga soo horjeedo shirka shidaalka Soomaalida. Arrintan ayaa imaaneysa xilli ay shirkaasi qaadhaceen guddiyada kheyraadka ee labada gole…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka London: Wax Ka Ogow Dibadbaxa Looga Soo Horjeedo Xaraashka Shidaalka Soomaaliya Berri oo khamiis ah waxaa magaalada London ka dhacaya dibadbax looga soo horjeedo xaraashka shidaalka Soomaalida. Arrintan ayaa imaaneysa xilli ay shirkaasi qaadhaceen guddiyada kheyraadka ee labada gole ee baarlamaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Oo Ka Jawaabi La’ Cabashada Ardeyda Aragga La’ 27 ardey oo ka mid ah kuwa aragga la’ ayaa ka walwalsan sida ay ugu fariisan-doonaan imtixaanka shahaadiga ah ee dowladda federaalka ah kadib markii ay wasaaradda waxbarashada ka jawaabi…