Korneel Roobow “DFS Amniga Wey Ku Fashilantay” (Dhageyso Wareysi) Sheeko:Amniga Qabiir dhanka amniga ah ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ay ku fashilantay wax ka qabashada amniga, Labadii sano ee lasoo dhaafay. Korneel Shariif Xuseen Roobow, xoghayaha guud… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dhac Loo Geystay Iskuul Ku Yaalla Degmada Dharkeenley Koox hubeysan ayaa dhac u geystay mid ka mid ah iskuullada ku yaalla degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Waxa ay raggan qaateen qalab u badan Computer, sida uu Goobjoog u…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Dab Ka Kacay Xero Barakac Oo Ku Taalla Degmada Kaxda Ee Magaalada Muqdisho Dab ka kacay kaam ku yaalla degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa burburiyey dhismayaal ay deganaayeen dadka barakacayaasha ah. Axmed Macallin Xuseen oo ka mid ah dadka ku dhaqan degmadaasi…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Ciidanka Badda Soomaaliyeed Maanta oo kale 1965, waa maalintii si rasmi ah loo aasaasay ciidanka badda Soomaaliyeed, laakiin sida aad ku arki doontaan warbixintan ciidanka badda waxaa uu jiray 15 sano ka hor…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Garsoorka Soomaaliya? 6-7da Febraayo 2019, ayaa Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay magaaladda Muqdisho ku martigalisay shir sanadeedka Garsoorka Soomaaliya oo ah markii u horaysay ee la qabto ka dib burburkii…
5 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maxaad Ka Ogtahay Dhacdooyinkii Ugu Waaweyn Bisha Janaayo 2019 Iyo Ciyaaraha Dalka Horaanta sanadkan cusub 2019 waxaa guud ahaan dalka ka dhacay dhacdooyin badan oo xaga ciyaaraha haddab waxaan akhristeyaasheena usoo bandhigeenaa dhacdooyinkii ugu weynaa ee dhacay bishoo lasoo dhaafay Janaayo 2019.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Duqeyn Diyaaradeed Oo Ka Dhacday Jubbada Hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradeed oo xalay ka dhacay deegaanka Araare ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeen xubno ka mid ah Xarakada Al-shabaab. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Cabsi Laga Muujiyey In Lala Wareego Kheyraadka Dalka Danjire Maxamed Axmed Caalim oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed, sidoo kalena aad u falanqeeya siyaasadda dalka ayaa sheegay in xilligan ay cabsi ka qabaan in lala wareego kheyraadka dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Ciidamadii ONLF Oo Lagu Biiriyey Kuwa Somali State Ciidamadii ay lahaayeen Jabhadda ONLF ee dhowaan heshiiska la gashay dowladda federaalka Itoobiya ayaa haatan waxaa lagu biiriyey kuwa Somali State. C/qaadir Hirmooge waa afhayeenka Jabhaddan, wareysi uu goor dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In La Xalliyay Tabashooyinkii Xildhibaannada Hirshabelle Xildhibaan C/rashiid C/xakiin Warsame oo ka mid ah mudanayaasha baaramaanka maamulka Hirshabelle ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog wuxuu ku sheegay in la xalliyey tabashooyinkii ay inta badan qabeen mudanayaasha baarlamaanka…