Xasan Wiish Oo Loo Magacaabay Guddomiyaha Guddiga Garsoorayaasha Soomaaliya Sheeko:Cayaaraha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa guddoomiyaha guddiga garsoorayaasha u magacaabay garsooraha heerka caalami ee Sooomaliya ahna guddomiyaha isboortiga gobolka Banaadir Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish. 17-August 2017:-Kooxo hubeysan ayaa… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xassan Maxamed Aadan (Xasan Santos) Oo Markii Ugu Horeesay Loogu Yeeray Waajibaadka Xulka Qaranka Xidiga qadka dhexe ee kooxda Muqdisho City Club Xassan Maxamed Aadan (Xasan Santos) ayaa markii ugu horeesay loogu yeeray waajibaadka xulka qaranka Soomaaliya ee isu diyaarinayo in ay caasimada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Ka Horyimid Shirka Shidaalka Ee London Guddiga kheyraadka qaranka ee golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa ka soo horjeestay shirka looga hadlayo Shidaalka ee maalinta khamiista ah ka dhacaya magaalada London ee dalka Ingiriiska.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Siyaasadeed Ka Jira Jowhar Magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa aad looga dareemayaa xiisad siyaasadeed ka dhex taagan baarlamaanka maamulka Hirshabelle iyo sidoo kale madaxda sare ee maamulkaasi. Wararkii ugu dambeeyey ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: DFS Oo Loogu Baaqay Ururinta Hubka Sharci Darrada Ah Ee Lagu Haysto Muqdisho Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan go’aankii dhowaan kasoo baxay maxkamadda ciidamada qalabka sida oo ah in aan la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maraykanka Oo Faah Faahiyey Duqeyn Ay Ka Fuliyeen Sh/hoose Taliska ciidanka Maraykanka ee qaaradda Africa ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey duqeyn ay diyaaradahooda ka fuliyeen gobolka Shabellaha Hoose. Qoraal kooban oo taliskan kasoo baxay ayaa lagu sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Wadajir Oo Ka Horyimid Shirka Shidaalka Ee London Xisbiga Wadajir oo ka mid ah axsaabta siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa ka mid noqday xisbiyada ka horyimid shirka xaraashka bolookyada shidaalka ee ka dhacaya London 7-bada bishan. Qoraal ka soo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaahira: Jaaliyadda Soomaaliyeed Oo Ka Sheeganaya Dhac, Jir Dil iyo Faquuqa Ciidamada Masar Ardey iyo xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida ee dalka Masar, gaar ahaan kuwa ku nool Madiinat Al-Nasri, Qeybta 1aad ayaa ka sheeganaya dhibaatooyin isugu jira dhac, jir dil iyo beegsi…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Dalka Sweden Ayaa Bogaadiyay Wafdigii Kooxda Som United Ee Sanadkii Tagay 2018 Caasimada Muqdisho U Imadaay Ciyaaraha Saaxiibtnimo Iyo Is-dhaxgalka Bulshada Kulanka waxa uu ahaa mid ay soo agaasimeeyn maamulka kooxda Som United kaas oo u jeedkiisa ahaa safarkii ay Som United intii u dhaxeesay 18-30 December 2018 ay ku qaateen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka El Salvador: Waxaa Madaxweyne Loo Doortay Nin Asal Ahaan Kasoo Jeeda Falastiin Nayib Bukele, oo horay u soo noqday duqa caasimadda El Salvador ayaa ku guuleystay doorasho axaddii ka dhacday dalkaasi, isaga oo soo afjaray nus qarni dalkaasi ay heysteen 2 xisbi.…