Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Gobolka Hiiraan Sheeko:Arrimaha Amniga Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidanka Jabuuti ee AMISOM iyo sidoo kale kuwa Al-shabaab ku dhexmaray duleedka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Dad ku dhow halka dagaalka uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Warka Subax Ee Idaacadda Goobjoog Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subaxnimo ee Idaacadda Goobjoog (Talaado 19-02-2019) waxaana inoo akhrinaya wariyaheena Axmedweli Xuseen Maxamuud. Halkaan hoose ka dhageyso: Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya Iyo Burundi Oo Ka Shiray Xoojinta Amniga Iyo Xiriirka Labada Dal Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed ayaa xalay waxa uu dhiggiisa dalka Burundi Pierre Nkurunziza oo ay ku kulmeen caasimadda dalkaasi waxay ka wadahadleen arrimo dhowr ah. Waxay madaxdan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cayaartii Saaxiibtinimo Ee Soomaaliya Iyo Eritrea Oo Dib Loo Dhigay Cayaar saaxiibtinimo oo lagu waday in ay magaalada Muqdisho ku dhex marto xulalka da’doodu ka yartahay 20-ka sano ee Soomaaliya iyo Eritrea ayaa muddo kooban dib loo dhigay, sida lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Xiriirka Xumaaday Ee Soomaaliya Iyo Kenya Saameyn Sidee Ah Ayuu Ku Yeelan Karaa Ganacsiga? Waxaa sii xumaaday xiriirka ka dhaxeeya dalkeenna (Soomaaliya) iyo Kenya iyadoo taasi ay ka dhalatay durba hadalhayn aad u ballaaran. Hadaba aqoonyahanno iyo quburo dhanka dhaqaalaha ah ayaa qaba in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Shacabka Muqdisho Oo Hal Arrin Ka Dalbaday DFS Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood oo u warammay Idaacadda Goobjoog ayaa ka hadlay Khilaafka Soomaaliya iyo Kenya. Shacabkan waxay sheegeen in Kenya dhib ay ku qabi doonto go’aankii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Warka Subax Ee Idaacadda Goobjoog Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka Subax (Isniin 18-02-2019) ee Idaacadda Goobjoog, waxaana akhrinaya wariyaheena C/salaan Cali Xuseen. Halkaan hoose ka dhageyso: Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Waxaa saakay oo Isniin ah xira inta badan waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, iyadoo la arkayo ciidamada dowladda federaalka oo halkaasi u diidaya gaadiidka. Ciidamo Booliis ah ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Shuruudo Kale Ku Xirtay DFS Dowladda Kenya ayaa waxa a soo bandhigtay Saddex qodob oo ah shuruud ay ku bahdileyso Soomaaliya, kadib jawaabtii ay dowladda federaalka siisay dowladdaasi. Qodobadan oo ay baahiyeen warbaahinta dalka Kenya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaabta DFS Ee Kenya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u jawaabtay dowladda Kenya, kadib markii ay sheegtay in xiriirka u jartay dowladda Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay dowladda ayaa sidan u qornaa: 1. Dowladda Federaalka Soomaaliya…