“Xitaa Hadii Aan Gool Ka Dhaliyo Kooxdaydii Hore Ee Muqdisho City Club Kuma Dabaal Dagayo”Daadir Amiin Sheeko:Cayaaraha Iyadoo kooxaha ugu hanshada badan ku guulaysiga horyaalka Somalia Premier League sanadihii lasoo dhaafay ay wada ciyaaridoonaan kulan oo aad u adag oo ka tirsan horyaalka ayaa hadan waxaa isha… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Waxaa soconeysa diyaarinta soo dhoweynta madaxweyne Axmed Madoobe, iyadoo…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ogaw Xaqiiqooyinka Iyo Loolanka Kulanka U Dhaxeeya Kooxaha Elman VS Muqdisho City Club Kooxaha ugu guulaha kubbadda cagta Soomaaliya 25-sano lasoo dhaafay ee kala ah Elman iyo Muqdisho City Club ayaa ku balansan garoonka Banaadir ee degmada Cabdi Casiis,iyagoo wada dheelidoona kulankii 33-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Golaha Deegaanka Oo Dooranaya Guddoomiyahooda Iyo Ku Xigeenkiisa Waxaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta magaalada Gaalkacyo ee dhanka Puntland lagu qabto doorashada guddoomiyaha golaha deegaanka iyo sidoo kale ku xigeenka golahaasi. Guddiga arrintan u xilsaaran ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Howlgal Dad Badan Lagu Qabtay Oo Ciidanka DFS Ka Sameeyeen Muqdisho Ciidanka DFS ayaa waxay howlgal ballaaran xalay ka fuliyeen xaafaddoo ka mid ah degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Howlgalkan ayaa xooggiisa wuxuu ka dhacay laanta Barwaaqo illaa Laanta Saddexaad,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka DFS Oo Ku Goodiyey Iney Faarujinayaan Degmada Baraawe Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka cabanaya mushaar la’aan Afar bil ah, iyaga oo ka hadlay baahida ay qabaan. Qaar ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Maanta Saxiixaya Lahaanshiyaha Cadawga Israel Ee Golan Madaxweynaha Mareykanka Donald John Trump ayaa maanta saxiixaya lahaanshiyaha cadawga Israel ee buuraleyda Golan. Golan waa dhul ay leedahay Suuriya, waxaa ay cadawga qabsadeen dagaalkii June 5, 1967, waxaana lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare u Geystay Shaqaale Ka Tirsan Jaamacadda SIMAD Qarax ka dhashay waxyaabaha dhulka lagu aaso ayaa la sheegayaa in ay ku dhaawacmeen labo ka mid ah shaqaalaha Jaamacadda SIMAD. Qaraxa oo ka dhacay demagada Hodan, Muqdisho ayaa lagu…