1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogahaya Guud Ee Qaramada Midoobay António Guterres Oo U Magacaabay George Conway Ku-Simaha Ergeyga Gaarka Ah Ee Xafiiska Hawlgalka UNka (UNSOM) Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay George Conway oo kasoo jeeda dalka Canada inuu noqdo ku-simaha ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee xafiiska Qaramada midoobay ee (UNSOM)…