Xogahaya Guud Ee Qaramada Midoobay António Guterres Oo U Magacaabay George Conway Ku-Simaha Ergeyga Gaarka Ah Ee Xafiiska Hawlgalka UNka (UNSOM) Sheeko:Dalka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay George Conway oo kasoo jeeda dalka Canada inuu noqdo ku-simaha ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee xafiiska Qaramada midoobay ee (UNSOM)… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiikh Yuusuf Ceynte Oo Dhaawacmay, Akhriso Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca Inta la xaqiijiey 11 qof ayaa ku dhimatay halka 16 kale ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay agagaarka Hotel Weheliye, waddada Maka Al-mukarama ee bartamaha Muqdisho. Dadka dhaawaca ah waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo ka dhacay maqaayadda Filsan oo ku dhow Hotelka wehliye ee magaalada Muqdisho. Waxaa la sheegay in gaariga qarax ka buuxa lala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka: Waa in Sharciga Doorashada La Meel-mariyaa June. Mahad Salaad: Macquul Ma Aha Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa hey’adaha dowladda ee federaalka ah ugu baaqay iney meel mariyaan sharciga doorashooyinka June sanadkan, taasi oo u golol xaareysa iney doorasho dhacdo 2020-ka. Qaraar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Idiris: Axmed Madoobe Ma Mudneyn In Lagu Casuumo Villa Somalia (Dhageyso) Aqoonyahan Idiris Sheekh Xasan Faarax oo ku sugan dalka Finland ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ku degdegtay casumaadda ay Villa Somalia ugu sameysay madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Soomaali Ah Oo Dilay Labo Qof Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa magaalada Jarati waxa uu ku dilay Labo nin, deegaankaasina waxa uu ahaa midka isaga isaga laga soo doorto. Wararku waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa xalay ka dhacay deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Shabellaha Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Muddo Kordhin U Sameeyey Xafiiska Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya (UNSOM) QARAMADA MIDOOBAY- Golaha ammaanka ayaa meelmariyey qaraar dib loogu cusbooneysiinayo xafiiska Qarmada Midboobay ee Soomaaliya (UNSOM) illaa bisha March 31, 2020. Marka la eego qaraarka tirsigiisu yahay 2461, Xafiiska Qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Jubaland-Maxaa Sababay Guuladaradii Kooxda Kaneva Kulan ka mid ah kulamada heerka labaad ee kooxaha kubbadda Jubaland ayaa waxaa wada ciyaaray Shaqaalaha iyo Kaneva oo ka mid ah kuwa loo baqayo in sanadkan ay ku guulaystan…