DFS Oo Sheegtay Iney Qabatay Sarkaal Al-shabaab Ah Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney gacanta ku dhigtay sarkaal ka tirsanaa xarakada Al-shabaab, kadib howlgal ay ciidamada ammaanka ka sameeyeen gobolka Shabellaha Hoose. Warbaahinta dowladda ayaa shaacisay in sarkaalkan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kalfadhiga Shanaad Ee Golaha Shacabka Oo Maanta Furmaya Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in uu furmo Kalfadhiga Shanaad ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kadib fasax ay xildhibaannadu ku maqnaayeen. Waxaa la filayaa in furitaanka Kalfadhigan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Hal qof ayaa ku dhintay halka labo kale ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay isgoyska Taleex, agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho. Darawalka gaari Noah ayaa halkaasi ku dhintay,…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxda Dalka Iyo Siyaasiin Oo Kulamo Dhiira Galin Ah La Yeeshay Aabaha Akram Afif Oo Bishii Febraayo Xulka Qatar Kula Guulaystay Koobka Qaramada Qaarada Aasiya Magaalada Doxa ee dalka Qatar waxaa ku kulmay ciyaartooydii hore Soomaaliya Xasan Cafif Yaxya (Faraska Cad) Bashir Fox Mohamed iyo safiirkii hore Soomaaliya ee u fadhiyay dalka Kenya iminkana ah…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Guul-darradiisa iyo Ka Adkaashiyo La’aanta Al-shabaab Dusha Ka Saaray Xoogga Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo shalay oo isniin aheyd kormeel ku tagay dugsiga Janaraal Goordon iyo taliska guud ayaa khudbad uu halkaasi ka jeediyey isaga fogeeyey guul-darradiisa amniga, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Trump Oo Saxiixay lahaanshiyaha Cadowga Israel Ee Golan Madaxweynaha Mareykanka Donald John Trump ayaa shalay oo isniin aheyd waxaa uu saxiixay lahaanshiyaha cadawga Israel ee buuraleyda Golan. Waxaa agtiisa taagnaa ra’iusl wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu. Trump oo hadlay saxiixa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha “Xitaa Hadii Aan Gool Ka Dhaliyo Kooxdaydii Hore Ee Muqdisho City Club Kuma Dabaal Dagayo”Daadir Amiin Iyadoo kooxaha ugu hanshada badan ku guulaysiga horyaalka Somalia Premier League sanadihii lasoo dhaafay ay wada ciyaaridoonaan kulan oo aad u adag oo ka tirsan horyaalka ayaa hadan waxaa isha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Waxaa soconeysa diyaarinta soo dhoweynta madaxweyne Axmed Madoobe, iyadoo…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogaw Xaqiiqooyinka Iyo Loolanka Kulanka U Dhaxeeya Kooxaha Elman VS Muqdisho City Club Kooxaha ugu guulaha kubbadda cagta Soomaaliya 25-sano lasoo dhaafay ee kala ah Elman iyo Muqdisho City Club ayaa ku balansan garoonka Banaadir ee degmada Cabdi Casiis,iyagoo wada dheelidoona kulankii 33-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Golaha Deegaanka Oo Dooranaya Guddoomiyahooda Iyo Ku Xigeenkiisa Waxaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta magaalada Gaalkacyo ee dhanka Puntland lagu qabto doorashada guddoomiyaha golaha deegaanka iyo sidoo kale ku xigeenka golahaasi. Guddiga arrintan u xilsaaran ayaa…