Madaxweyne Farmaajo Oo Faah-faahiyey Heerka uu Joogo Qabyo-tiro Dastuurka KMG ah Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya oo shalay ka hadlayey xafladda furitaanka kalfadhiga 5aad ee golaha shacabka ayaa sheegay in dowladdiisu ay diyaarisay dhammaan xulashooyinka Qodobada Dastuurka ee ay Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ka… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Hordhaca Horyaalka Somaaliya-Yaa Guulo Badan Kooxaha Heegan VS Dekedda Kooxda ciidan booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Dekedda oo ah naadiga difcaanaysa horyaalka labadii xili ciyaareed lasoo dhaafay wuxuuna kulan u yahay labada dhinac kulamadoodii 8-aad horyaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Kenya Oo Burburiyey Goobo Ay Leedahay Shirkadda Hormuud, Waa Gabboodfal Joogta Ah. Waxaa xalay la gubey xaruntii Shirkadda Hormuud Telecom ee Tuulada Jaldeys oo ka tirsan Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Ma jiro wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay duqeynta,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Xireysa Xerada Qaxootiga Ee Dhadhaab, August Sanadkan Dowladda Kenya ayaa qorsheyneysa iney xirto xerada qaxootiga ee Dhadhaab bisha August ee sanadkan. Waa xero qaxooti midda ugu weyn caalamka, waxaana ku jira in ka badan 230,000 oo ah…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Farmaajo Oo Furay Kalfadhiga 5aad Ee Golaha Shacabka, Kana Hadlay Arrimo Badan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhigga shanaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Xisbiyo Qaran Oo Walaac Ka Muujiyey Xaaladda Amni Ee Soomaaliya Qaar ka mid ah xisabiyada qaran ee Soomaaliya gaar ahaan xisbiyada kala ah: HIMILO QARAN, Ilays, UPD iyo Wadajir, ayaa qoraal wadajir ah kasoo saaray xaaladda amni ee Muqdisho iyo ciidamada gadooday.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad isugu jiro Ciidan iyo Maleeshiyo oo la xukumay. Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa kuwada xukuntay min (8)-Sideed sano oo xabsi ciidan ah Maxamed Cali Cabdi Cali, Maxamed Cismaan Camaleey, Cabdifitaax Cali Cabdullaahi, Axmed Cabdi Rooble …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiga C/rashiid Gaas: Axmed Madoobe Mar Kale Inuu Soo Noqduu Rabaa Siyaasi C/rashiid Macallin Gaas oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda Jubbaland ayaa sheegay in aanay rajo wanaagsan ka qabin doorasho xalaal ah oo ka dhacda magaalada Kismaayo. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya Oo Sheegtay In Golan Tahay Dhul Ay Leedahay Suuriya Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay caddaynaysaa mowqifkeeda sugan oo ah in dhulka buuralayda Golan uu yahay dhul Suuriya ay leedahay oo Israa’iil ay xoog iyo sharci darro ku heysato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Xireysa Xerada Qaxootiga Dhadhaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay in gabi ahaanba ay dhowaan xireyso xerada qaxootiga Dhadhaab oo ah midda ugu weyn ee xeryaha qaxooti caalamka, waxaana ku nool kumanaan qof oo u badan…