Dhageyso: Duqa Muqdisho Oo Ka Hadlay Maqaamka Caasimadda Iyo Arrimaha Ammaanka Sheeko:Dalka Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho. C/raxmaan Cismaan Yariisow oo maanta ka qeybgalay munaasabad lagu furayey Kalfadhiga Shanaad ee golaha aqalka sare ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah. Injineer… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Xaliimo Yarey “Siyaasiyiin Baa Igu Yiri Doorasho Ma Dhici Karto” (Dhageyso) Guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa sheegtay in ay jiraan siyaasiyiin aaminsan in dalka aanay doorasho ka dhici karin. Waxa ay sheegtay in ka guddi…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Khudbaddii Uu Kheyre Ka Jeediyey Furitaanka Kalfadhiga 5-aad Ee Aqalka Sare Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo wakiil uga ahaa madaxweyne Farmaajo furitaanka Kalfadhiga Shanaad ee golaha aqalka sare ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah. Kheyre ayaa aad…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ciyaartoooyda Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Bilaaway Tababarka U Diyaar Garowga Tartmada Ay Ka Qeybgalayaan Sanada 2019 Ee Qaarada Afrika Xidigaha xulka qaranka ee laga soo kala xulay kooxaha kubbadda cagta ayaa bilaaway tababarka u diyaar garowka tartamada kusoo fuud leh ee ay kaga qeyb galayaan sanada 2019 kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: 35 Qof Oo Ku Sumoobay Boorash Ay Cabeen, Magaalada Muqdisho Dad u badan haween iyo carruur ayaa ku sumoobay Boorash ay cabeen kuwaasi oo lagu kariyey xarumo ku yaalla degmooyinka Waaberi iyo Kaxda ee magaalada Muqdisho. Waxaa la xaqiijiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waa Maxay Sababta Uu u Baaqday Kulankii Maanta Ee Golaha Shacabka? Waxaa maanta lagu ballansanaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay xaruntooda magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa ee Kalfadhiga Shanaad. Guddoonka golaha shacabka ayaa shaaciyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare Oo Maanta Furmaya. Kalfadhiga 5aad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta ka furmaya xaruntooda magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu furo kalfadhigan, isaga oo todobaadkii…