Soomaaliya Iyo Qadar Oo Ka Wada Hadlay Horumarinta Cayaaraha. Sheeko:Cayaaraha Magaalada Muqdisho waxaa kulan muhiim ah kuwada yeeshay safiirka Qadar u fadhiya Soomaaliya Xasan Xamsa Asad iyo wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada dowladda Khadiijo Maxamed Diiriye waxayna ka hadlaan horomarinta iyo… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha “Ciyaartooy Badan Oo Soomaali Ah Dhawaan Waxa Ay Ka Ciyaaridoonaan Horyaalada Waawey Ee Yurub” Bashir Hayford Tababaraha dhawaan xulka kubbadda cagta Soomaaliya loo magacaabay Bashir Hayford ee kasoo jeeda dalka Ghana ayaa waraysi dhinaco badan siiyay Goobjoog waxaana wax laga waydiiyay qorshiisa kaga aadan horomarinta xulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Caafimaadka Oo Aqalka Sare Ka Akhrineysa Sharciyeedka Mihnadlayaasha Caafimaadka Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ayaa maanta kulan caadi ah ku leh xaruntooda magaalada Muqdisho. Kulanka oo ay xaadir yihiin ilaa 30 Senator, waxaa guddoominaya guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN: Caqabado Horyaalla Guddoomiyaha Cusub Ee Bankiga Dhexe Falanqeeyayaal dhanka dhaqaalaha ah ayaa sheegay iney jiraan caqabado badan oo xilligan horyaalla guddoomiyaha cusub ee Bankiga dhexe. Waxa ay sheegeen in waxyaabaha ugu horreeya ee loo baahan yahay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS Oo Shaqada Laga Ceyriyey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga dowladda federaalka ee Soomaaliya Xasan Maxamed Cali ( Amar dambe) ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii guud ee wasaaradda Sonkor Jaamac Geyre. Wasiirka ayaa xilka agaasimaha guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cawad: Si Dhow Baan Ula Shaqeyn Doonnaa Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in si dhow ay ula shaqeyn doonaan baarlamaannada maamul goboleedyada. Waxa uu sheegay in waajib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Dastuurka Ee Ka Dhacay Kismaayo Waxaa caasimadda dowlad goboleedka Jubbaland ee Kismaayo talaadadii lagu soo gabagabeeyey shir Wadatashi ah oo socday muddadii u dhexeysay 7 ilaa 9 Abriil 2019. Shirka waxaa isugu yimid Hay’adaha Dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsato Iyo Siyaasiyiin Sheegay In DFS Ku Leeyihiin $7 Milyan (Dhageyso) Siyaasiyiin iyo ganacsato ku kulmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin lacag dhan 7 Milyan oo doolarka Maraykanka ah, islamarkaana aanay jirin wax laga siiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Oo Xafiis Ka Furanaya Kismaayo Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ka bilaabay soo xulista xubnaha guddigan ku matali doona deegaannada Jubbaland. Xaliimo Ismaaciil Yarey oo ah guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Nuur, Sarkaal Soomaali Mareykan Ah Oo Lagu Maxkamadeynayo Dalka Mareykanka. Sarkaal ka tirsan Boliiska dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota kaasoo dilay haweeney aan hubeysneyn markii ay u soo dhawaatay ayaa isagoo qeylinaya rasaas ku furay haweeneyda…