U bood dhigaalka

Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS Oo Shaqada Laga Ceyriyey

Abriil 10, 2019

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga  dowladda federaalka ee Soomaaliya Xasan Maxamed Cali ( Amar dambe) ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii guud ee wasaaradda Sonkor Jaamac Geyre.

Wasiirka ayaa xilka agaasimaha guud ee wasaarada gaashaandhiga si KMG ah ugu magacaabay Warsame Maxamuud Xasan (Kaytoon)

Halkan Ka Akhriso: