Qarax Ka Dhacay Muqdisho Sheeko:Amniga Wararka ka imaanaya Isgoyska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi goor dhow uu ka dhacay qarax la sheegay in uu ku xirnaa gaari halkaasi marayey. Goob joogayaal… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Oo Tababar U Soo Xiray Garsoorayaasha Heerarka Kala Duwan Ee Dalka. Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa tababar dhanka garsoorka magaalada muqdisho uga soo xeray garsoorayaasha heerka kala gedisan ee kubadda cagta, waxaana xeritaanka tababarkan kasoo qeyb galay madaxda xiriirka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Muqdisho Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxay howlgal ka sameeyeen xaafadda Taleex, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Waxa ay ciidanku howlgalkaan ku qabteen Boqolaal dhallinyaro ah, kuwaasi oo la isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Saraakiil Ciidan Oo Sheegay In Ay Hub Ka Qabsadeen Al-shabaab Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaal ay la galeen Al-shabaab ay hub badan ku qabsadeen. Gaashaanle Dhexe Cismaan Sheekh Cabdi oo ah abaanduulaha ciidanka xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Gaadiidley Cabasho Ka Ah Canshuur Lagu Kordhiyay Qaar ka mid ah gaadiidleyda ku sugan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa cabasho waxa ay ka yihiin lacag canshuur dheeraad ah oo lagu soo rogay. Waxay sheegeen in dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Caalim “DFS Waxay Dhaqaalo Badan Ku Bixineysaa Duminta Dowlad Goboleedyada” Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay qarashaad ku bixineyso sidii ay ku dumin lahayd dowlad goboleedyada. Caalim ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo aanay marmarsiyo u…