U bood dhigaalka

Aqoonyahan Caalim “DFS Waxay Dhaqaalo Badan Ku Bixineysaa Duminta Dowlad Goboleedyada”

Abriil 22, 2019

Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay qarashaad ku bixineyso sidii ay ku dumin lahayd dowlad goboleedyada.

Caalim ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo aanay marmarsiyo u noqoneyn in dhaqaalo xumi darteed aysan ula dagaallami karin Al-shabaab.

Lacagaha lagu bixinayo in lagu dumiyo dowlad goboleedyada ayuu sheegay in dowladda ay kula dagaallami karto Al-shabaab, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News